Haatanna ku soo dhowaada barnaamijka Martida Mikrofoonka oo toddobaadkan uu magaalada London innoogu soo diyaariyey weriyaha VOA Ridwaan Xaaji Cabdiweli.
Barnaamijka Martida ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Garyaqaan Xaashi Maxamed Xaashi oo ah qareen ka hawlgalaha xafiisyada sharciga ee magaalada London
Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Martida: Sh. Cabduraxmaan Sh. Muxyadiin Celi oo ka mid ah culumada Suufiyada, waxana uu barnaamijka ka qeyb galayaa isaga oo jooga dadlka Sweden
Barnaamijka Martida Makarafoonka, toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay xiriirka dalalka Soomaaliya iyo Tansaaniya. Waxa London ka soo diyaariyay wariyaha VOA Ridwaan Xaaji Cabdiwali.
Barnaamijka Martida ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Ergeyga Gaarka ee XGQM ee Arrimaha Somalia, Danjire Micheal Keating oo ka jawaabaya su'aalo ay ka mid tahay doorashada Somalia
Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Baasha Maxamed Muuse oo xildhibaan ka tirsan Golaha Deegaanka ee magaalada Oslo ee dalka Norway
Kusoo dhawaada barnaamijka Martida Makarafoonka, oo aan todobaadkan ku faaqidi doonno dagaalka ka socda magaalada Mosul ee dalka Ciraaq.
Ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Martida Makrafoonka, oo toddobaadkan marti ku ah fannaanadda Khadiijo Qalano. Waxana soo jeedinaya wariyaheenna London Ridwaan Xaaji Cabdiwali.
Kuwo kale