Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha, oo aad toddobaadkiiba xilliyadan oo kale dhageysataan waxa maanta idin la socodsiinaya Jamaal Axmed Cismaan iyo Falastiin Axmed Iimaan.
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha oo xiiso gaar ah leh, waxa si wada jir ah idin ku daadihinaya Jamaal Axmed Cismaan iyo Falastiin Axmed Iimaan.
Dhageyso Barnaamijkii Hambalyada iyo Heesaha, oo maanta xiiso gaar ah leh,waxana si wada jir ah halkan idin kala socodsiinayaa Ibraahim Xasan Daandurey iyo Falastiin Axmed Iimaan.
Barnaamijka waxa toddobaadkan diyaar la ah Ibraahim Xasan Daandurey iyo Falastiin Axmed Iimaan ee dhageyi habboon.
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha oo maanta xiiso gaar ah leh, waxaa si wada jir ah halkan idin kaga daadihinaya Ibraahim Xasan Daandurey iyo Caasho Ibraahim Aaden (Cuud) dhageysi wanaagsan.
Dhageyso Barnaamijka Habmalyada iyo Heesaha oo maanta xiiso gaar ah leh, waxaana si wada jir ah idinku daadihinaya Ibraahim Xasan Daandurey iyo Falastiin Axmed Iimaan.
Kuwo kale