Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha oo maanta xiiso gaar ah leh, waxaa si wada jir ah halkan idin kaga daadihinaya Ibraahim Xasan Daandurey iyo Caasho Ibraahim Aaden (Cuud) dhageysi wanaagsan.
Dhageyso Barnaamijka Habmalyada iyo Heesaha oo maanta xiiso gaar ah leh, waxaana si wada jir ah idinku daadihinaya Ibraahim Xasan Daandurey iyo Falastiin Axmed Iimaan.
Dhageyso barnaamijka hambalyada iyo heesaha oo aad ku dhageysataan dhambaalada loo diro dadka is-guursada iyo waliba kuwa dhashaa.
Ku soo dhowaada barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha oo ay innala socodsiinayaan, Maxamed Colad iyo Ibraahin Xasan Daanduray.
Kuwo kale