Dhageyso Barnaamijka Habmalyada iyo Heesaha oo maanta xiiso gaar ah leh, waxaana si wada jir ah idinku daadihinaya Ibraahim Xasan Daandurey iyo Falastiin Axmed Iimaan.
Dhageyso barnaamijka hambalyada iyo heesaha oo aad ku dhageysataan dhambaalada loo diro dadka is-guursada iyo waliba kuwa dhashaa.
Ku soo dhowaada barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha oo ay innala socodsiinayaan, Maxamed Colad iyo Ibraahin Xasan Daanduray.
Ku soo dhowaada barnaamijka Martida Makaroofanka oo idinkaga imaanaya magaalada London. Waxaa marti ku ah Wasiir Ku Xigeenka Caafimaadka dowladda Somalia Cusmaan Maxamed Cabdi.
Ku soo dhowaada barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha oo ay innala socodsiinayaan, Caasha Ibraahin Aadan "Caasha Cuud" iyo Ibraahin Xasan Daanduray.
Kuwo kale