Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia, Axmed Ciise Cawad oo ka hadlaya shir Sabtidii ka dhacay magaalada Muqdisho oo dalal ururka Islaamku ay qabteen
Barnaamijka Martida Mikrafoonka ee toddobaadkan waxaad ku dhageystan doontaan wareysi ku saabsan dilkii wariye Jamal Khashoggi, waxaana ka waramaya rug caddaaga saxaafadda Soomaaliya, Maxamuud Sheekh Axmed Dalmar.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa todobaadkaan marti ku ah Faduma Cabdullahi Insaniya oo ah danjiraha Soomaaliya u fadhida xafiiska Qaramada Midoobay ee magaalada Geneva.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Hodan Aadan Maxamed, Guddoomiyaha ururka Our Helpers oo ah urur u dhaqdhaqaaqa arrimaha dhalinyarada, kana dhisan gobolka Ohio ee dalka Maraykanka
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan Baarlamaanka Somalia, oo ka hadlaya falkii lagu gubay dhawaan nin, kadib markii wiil uu adeer u yahay loo diiday gabar ay is-guursadeen.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah todobaadkaan, safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Abukar Dahir Cusmaan (Abukar Baalle).
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Guddoomiye kuxigeenka ururka SRAJ oo ah u dhaqdhaqaaqa siyaasadda iyo caddaaladda Ismaamulka Soomaalida Ethiopia, kana mid ahaa dad RW Ethiopia Abiy Ahmed kula kulmay Addis Ababa
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee Toddobaadkan waxaa marti ku ah Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Dawladda Federalka ee Somalia, Khadiija Maxamed Diiriye
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah Prof Xuseen Warsame. Waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha todobaakan waxaa marti ku ah, Wasiirka Maaliyadda dalka Jabuti, Ilyas Muse Dawale.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Dr. Shaafici Diiriye Cabdi, Guddoomiye Kuxigeenka Somali International University oo ka jawaabaya su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA
Kuwo kale