Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa todobaadkan marti ku ah Dr. Saciya Cali Adan. Waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa todobaadkan marti innoogu ah Garyaqaan Cabdiwaaxid Qalinle.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Faarax Aw-Maxamuud Maxamed oo qoray buug oo af-Soomaali iyo af-Ingiriisi ku qoran
Barnaamijka Wicitaanka waxaa maanta marti ku ah Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somalia, Axmed Ciise Cawad oo ka hadlaya heshiiska Berbera, qodobkaas oo aan isna ka wareysanaya Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Sacad Cali Shire.
Dalka Denmark ayaa sharciyo gaar ah ku soo rogey xaafaddaha ay ku badanyihiin dadka soogalootiga ah. Sharciyadaas waxa ay yihiin iyo sii falceliyey ayaa waxa inoogu marti ah, Axmed Faarax Ducaale oo 51 sano daganaa dalka Denmark.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Qoraa Ifraax Yuusuf Ciyow oo qortay buugaag uu ka mid yahay mid lagu magacaabo "Ila Oy" oo ay kaga hadlayso dhibaatada soo gaarta dhalinyarada Soomaalida ee qurbaha ku nool.
Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Prof. Mustafe Cabdullaahi (Feyruus) oo bare ka ah Jaamacadda Muqdisho, waana qeybtii 4-aad una dambeysay barnaamij ku saabsanaa afka Soomaaliga
Waa Q-3aad ee barnaamijyo taxane oo ah oo ku saabsan afka-Soomaaliga, iyada oo qeybta maantu ay ku saabsan tahay sida looga gudbi karo caqabadaha horyaalla afka-Soomaaliga
Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah qoraa Maxamed-baashe X. Xasan oo qoray dhowr buug oo uu kaga hadlaya afka-Soomaaliga iyo suugaantiisa
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Prof. Cabdalla Mansuur oo muddo 40 sano ka badan cilmi-baaris ku sameynayey afka Soomaaliga
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Macallin Siciid Saalax Axmed, mowduuca barnaamijkuna waa sababta loo garan la'yahay tiro koobka saxda ah ee Soomaalida ku nool magaalooyinka Somalia iyo kuwa caalamka.
Kuwo kale