Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Wasiirka Warfaafinta Maamulka Koonfur-galbeed ee Somalia, Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo ka jawaabaya su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku soo qaadaneynaa go'aanada maxkamadda militariga ah ee Somalia
Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Dr. Cabdulqaadir Cabdiraxmaan Xaaji Aadam, madaxa Hay'adda Amin Ambulance oo ka jawaabaya su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Madaxweynaha Maamulka Puntland, Dr. Cabdiwali M. Cali Gaas, waxana uu ka jawaabayaa su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha idaacadda VOA
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay faa'iidada iyo khasaaraha warbaahinta bulshada (Social Media), waxaana marti ku ah Qaryaqaan Xasan Jaamici
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia, Axmed Ciise Cawad oo ka hadlaya shir Sabtidii ka dhacay magaalada Muqdisho oo dalal ururka Islaamku ay qabteen
Barnaamijka Martida Mikrafoonka ee toddobaadkan waxaad ku dhageystan doontaan wareysi ku saabsan dilkii wariye Jamal Khashoggi, waxaana ka waramaya rug caddaaga saxaafadda Soomaaliya, Maxamuud Sheekh Axmed Dalmar.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa todobaadkaan marti ku ah Faduma Cabdullahi Insaniya oo ah danjiraha Soomaaliya u fadhida xafiiska Qaramada Midoobay ee magaalada Geneva.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Hodan Aadan Maxamed, Guddoomiyaha ururka Our Helpers oo ah urur u dhaqdhaqaaqa arrimaha dhalinyarada, kana dhisan gobolka Ohio ee dalka Maraykanka
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan Baarlamaanka Somalia, oo ka hadlaya falkii lagu gubay dhawaan nin, kadib markii wiil uu adeer u yahay loo diiday gabar ay is-guursadeen.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah todobaadkaan, safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Abukar Dahir Cusmaan (Abukar Baalle).
Kuwo kale