Barnaamijkeena Wicitaanka Dhageystaha ayaan todobaadkan ku soo qaadaneynaa arimaha masar iyo ururka Ikhwaanul Muslimiinka, waxaana marti ku ah Sheekh Maxamed Axmed Gadhyare.
Barnaamijka wicitaanka dhageystaha waxa uu ku saabsanyahay todobaadkan maktabaddii ummadda oo mar kale dib looga furayo dhawaan magaalada Muqdisho.
Barn: Wicitaanka Dhageystaha todobaadkan waxa uu ku saabsanyahay gaabiska howlgaladda Ciidamada Miltariga ee Dowladda, iyo xaaladahooda nololeed, waxaana marti ku ah Wasiirka Gaashaandhigga Somalia, Cabdi Xakin Xaaji Maxamud Fiqi
Barnaamijka Wicitaanka wuxuu ku saabsanyahay muranka dhinaca baasaboorka ee u dhaxeeya Somalia iyo Somaliland, waxaana ka jawaabaya su'aallaha wasiirka Duuliska Somaliland Maxamud Xaashi Cabdi
Barnaamijka Wicitaanka todobaadkan wuxuu ku saabsanyahay Doorashooyinka soo socda ee Puntland., waxaana marti ku ah Cabdi Qafaar Cabdi Wardheere, oo ah Aqoonyahan falanqeeye arimaha Somalia, kana soo jeeda Puntland
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha todobaadkan waxuu ku saabsanyahay duufaantii dhowaan ku dhufatay Bariga Somalia, iyo daadad ku fatahay Sh/Dhexe
Weerarada iyo Qaraxyada Al-shabab dadka fuliya ma la dabagalaa? waa qodobka uu ku saabsanyahay barnaamijkeena wicitaanka dhageystaha ee todobaadkan
Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti noogu ah Jibriil Ibraahim Cabdulle, Madaxa Xarunta Wadatashiga iyo Cilmibaarista ee CRD ee magaalada Muqdisho
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxa marti ku ah Madaxa Golaha Culimada Soomaalida oo ka hadlaya shir ay dhawaan ku qabteen magaalada Garoowe oo lagaga hadlayey xagjirnimada ka jirta Somalia.
Shir loogu talo galay horumarinta Somalia ayaa Isniinta berrito ah ka furmaya magaalada Brussels ee dalka Belgium oo hadda madaxda Soomaalida qaarkood ay gaareen
Barnaamijka wicitaanka waxaa marti ku ah Dr. Cali Saciid Fiqi, safiirka cusub ee Somalia u fadhiya Midowga Yurub, oo Su'aalo laga weydiin doono shirka Somalia ee beri ka furmaya Brussels.
Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay barnaamijyada horumarinta ee Somalia, waxana marti ku ah Dr. Cali Ciise Cabdi oo ah madaxa mac-hadka Daraasaadka Dhaqaalaha iyo Siyaasadda ee Geeska Afrika
Kuwo kale