Heshiiskaas oo dhowr qodob ka koobnaa waxaa ugu muhiimsanaa qodobka ka hadlaya in la wada maal-gashto afar ka mid ah dekadaha Soomaaliya.
Ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, oo maanta aynu diiradda ku saareyno wada hadalka la filayo in Talaadada soo socota uu dhex maro madaxweyne Trump iyo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong Un.
Ku soo dhawaada barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, oo aan maanta diiradda ku saari doonno dilalka dhalinyarada Soomaaliyeed ee qurbaha, gaar ahaan Waqooyig Ameerika.
Ku soo dhawaada Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, oo aanu ku eegi doono waxyaabaha keena in dalalka qaar ee Muslimiinta ah ay u wajahaan dhibaatooyinka la xiriira musuq-maasuqa.
Barnaamijka Faaqidaada Todobaadka, waxaan kusoo qaada doonnaa falalka "Islam Naceybka" ee lagula kaco Muslimiinta ku nool dalalka reer Galbeedka.
Halkaan ka dhageyso barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka. Waxaa soo jeedineysa Falastiin Ahmed Iman.
Ku soo dhawaada Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, oo markan aynu diiradda ku saareyno mowshinka ka dhanka ah guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.
Kuwo kale