Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Cabdixakiim Maxamuud Xaajir Fiqi, Wasiirka Gaashaandhigga Dawladda Federaalka ee Somalia oo ka hadlaya arrimo ay ka mid yihiin kuwa Jubbooyinku
Barnaamijka waxaa todobaadkan Marti ku Axmed cali Maxamed Kheyre oo ka tirsan kuliyada qaanuunka ee jaamacada London, wuxuuna ka hadlayaa shuruucda caalamiga ah iyo saameynta ay wadamada dariska ah ay ku leeyihiin Soomaaliya.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka wuxuu maanta ka hadlayaa hakadka ku yimid howlgalladi ciidamada dowladda Soomaaliya ay ka wadeen gobollo ka tirsan dalka Soomaaiya.
Barnaamijka Martida Mikrafoonka Cilmi Baare Maxamed Xuseen Gaas oo ka hadlaya cilmi-baaris lagu soo bandhigay Norway oo ku saabsan doorka nabadeed ee dowladda Qatar ee caalmka.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa sheekooyin xiiso leh iyo wareysiga fannaanka Cabdinuur Aadan Daljir.
Barnaamijka Faaqidaadda waxa uu todobaadkan ku saabsanyahay Qabyaaladda iyo dhibaatada ay ku hayso siyaasadda Soomaaliya.
Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha waxa aan todobaadkan idinkugu soo gudbineynaa qeybtii labaad ee maansooyinkii Allaha u naxatiistee gabyaagii Cabdi Maxamed Aw-Magan "Cabdi Galayax"