Shiinaha ayaa sheegay iney xaq darro tahay in la beegsado ciyaaryahanada reer China, kadib markii macalin Mareykan ah iyo macalimiin kale aya walaac ka muujiyeen Rikoorka ay ka dhigtay Ciyaaraha Olompic-ga ee London dabaalyahanad Shiinaha u dhalatay.