Guddi gaar ah oo Q.M. ay u xilsaartay baarista dhibaatada Muslimiinta reer Rohingya lagu hayay, ayaa ku eedeyay militariga Myanmar inay geysteen gabood fallo dhowr ah intii lagu guda jirey howl galo ka dhan ahaa qoymiyaddaasi Muslimiinta ah sanadkii la soo dhaafay.
Ugu yaraan laba ruux ayaa ku dhintay in ka badan 250 kalana dhaawacyo ayaa soo gaaray kaddib dhul gariir cabbirkiisu dhamaa 6.0 uu Axaddi maanta ku dhiftay galbeedka dalka Iran.
Hoggaamiyaha mucaaradka Ruushka Alexei Navalny ayaa lagu xiray magaalada Moscow ee caasimadda Ruushka.
Kuuriyada Koofureed ayaa nasiibdarro ku tilmaantay go’aanki uu madaxweyne Trump ku baajiyay safar uu xogahayaha arrimaha dibadda Mareykanka Mike Pompeo ku tagi lahaa Kuuriyada Waqooyi.
Ugu yaraan laba qof ayaa dhimatay 4 kalana dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii uu qof naftii hure ah aroornimadi hore ee maanta isku qarxiyay magaalada Jalalabad ee waqooyi-bari dalka Afghanstan.
Waxaa shalay subax magaalada Toronto ee dalka Canada, gaar ahaan xaafadda ay Soomaalida ku badan tahay ee Weston and Lawrence, lagu dilay wiil Soomali ah oo da’diisa lagu sheegay 30 jir. Wiilkan ayaa magaciisa la yiraahdaa Kaafi Bashiir Bahweyn.
Australia ayaa yeelatay Ra’isul wasaare cusub. Xisbiga talada haya ee Liberal Party ayaa Wasiirkii maaliyadda Scott Morrison u doortay inuu noqdo Ra’isul wasaaraha cusub Jimciha maanta.
Canshuur kordhin dhinaca wax soo saarka ah oo ay isugu jawaabeen dowladaha Mareykanka iyo Shiinaha ayaa maanta oo Khamiis ah dhaqan galay.
Wararka ka imanaya dalka Afghanistan ayaa sheegay hoobiyayaal lagu weerarar caasimadda Kabul, xilli uu madaxweynaha dalkaasi Asharf Ghani khudabadda ciidda u jeedinayay dadweynaha.
Illaa laba milyan oo Muslimiin ah ayaa ku sugan sannadkan dalka Succuudiga si ay usoo xajiyaan. Dad fara badan ayaa maanta iskugu tagay Buurta Carrafa oo u dhow magaalada barakaysan ee Maka.
Wasiirki hore ee Arrimaha Dibadda ee Canada ayaa maalmihi la soo dhaafey boggiisa Twitter-ka ku soo daabacayey qoraallo loo arkey in ay yihiin kicin dadka siyaasada midigta fog aaminsan ee reer Kanada.
Maanta oo kale 19 August waxaa Dunada laga xusaa maalinta Bani,adamnimada iyadoo xuska maalintan ay Qaramada Midoobya u asteesay 19 August 2003dii xiligaas oo shaqaalo samafalka ka shaqeyaa lagu dilay Magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq
Kuwo kale