Madaxa ciidamada ugu awoodda badan milatariga Iran ayaa diiday yabooha madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee ah inuu wada hadal toos ah la yeesho hogaamiyayaasha Iran, isaga oo sheegay in Tehran aysan weligeed wada hadal la yeelan doonin waxa uu ugu yeeray “Sheydaanka Weyn”
Soomaalida Kanada ayaa ku soo badaneysa kaalimaha ay ka galayaan hogaaminta arrimaha dalkaasi
Saraakiisha dalka Afghanistan ayaa sheegay in kooxaha mintidiinta ay weerar ku qaadeen xarun haweenka lagu caawiyo.
Guddiga Doorashada Pakistan ayaa sheegay in cayaaryahankii hore ee isku beddelay siyaasaiga, Imran Khan, uu ku guuleystay doorashadii baarlamanka ee dalkaas ka dhacday, hase yeeshee xisbigiisa uusan helin codad ku filan si uu dowlad usoo dhiso.
Malaayiin qof oo reer Pakistan ah ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta si ay usoo doortaan dowlad kale oo rayid ah.
Mas’uuliyiinta dalka Canada ayaa magaca ninkii weerarka ka fuliyey magaalada Toronto habeenkii axadda ku sheegay Faysal Xuseen oo ahaa 29 deganaa magaalada, kaasi oo sidoo kale weerarka lagu dilay.
Booliska Canada ayaa sheegay in nin hubeysan uu Axadi 14 ruux ku toogtay magaalada Toronto, kuwaas oo laba ka mid ahi ay geeriyoodeen.
Waxaa Toronto xalay lagu soo gaba-gabeeyay cayaaraha toddobaadka Soomaalida. Kooxda kubbada cagta Hilaac FC ayaa koobka qaaday, kadib markii 4-0 ay cayaartii final-ka uga adkaatay kooxda Banaadir.
Baarlamanka Israel ayaa maanta ansixiyey sharci muran badan dhaliyey oo dhigaya in kaliya dadka Yahuudda ee Israel ay leeyihiin xuquuqda go’aan ka gaaris ee dalka, islamarkaana dhiiri-gelinaya deegaanada Yahuudda.
Mucaaradka dalka Syria ayaa ogolaaday inay dowladda ku wareejiyaan deegaanada ku yaalla koonfurta galbeed ee dalkaas, ee ku dhow buuraha Israel ay haystao ee Golan Heights.
Maxkamad ku taalla dalka Turkiga ayaa amartay in xabsiga lagu sii hayo Andrew Brunson oo ah nin u dhashay dalka Mareykanka oo ay dowladda Turkiga ku eedeysay argagixisanimo.
Kuwo kale