Agaasimaha ururka caafimaadka aduunka ee WHO, Dr. Tedros Adhanom, ayaa u sheegey 192-ka dal ee xubnaha ka ah ururkan in adeeg caafimaad oo bilaash ah oo dalalka dunida oo dhan dadku ay helaan ay tahay, midda kaliya ee suuragelin karta in dadka oo idil ay ku noolaadaan caafimaad iyo bad qab.