Boqorka Sacuudiga ayaa amray in kordhiyo lacagaha gunnooyinka lagu siinayo shaqaalaha dawladda, waxaana amarkan yimid maalmo ka dib markii dawladdu ay sheegtay in cashuuro la saari doono badeecadaha qaarkood, iyada oo sidoo kalena la joojinayo kabiddii ay dawladdu kabi jirtay shiidaalka.