Ciidamada Burundi ayaa xaqiijiyay in lix askari looga dilay weerar gaadmo ah oo maleeshiyada Al-Shabaab ay ku qaaday kolonyo ciidamada Burundi ah oo marayay meel u dhow degmada Balcad.
Xujeyda rabta in ay soo gudato xajka sanadkaan 2019 ayaa kusii qulquleysa magaalada Barakeysan ee Maka ee dalka Sacuudiga.
Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qoddobo uu ku jiro weerarkii Arbacadii toddobaadkan ka dhacay xarunta Gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho, kaas oo mas'uuliyiin dhowr ahi ay ku dhinteen
Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa shalay ku dhowaaqay inay hakinayaan xiriirkii ay la lahaayeen dawladda federaalka Soomaaliya, muddo ku meel gaar ah.
Saraakiil u hadashay maamulka gobolka Banaadir ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay xaaladda caafimaad ee guddoomiyaha gobolka, islamarkaana ay xaaladdiisu ay ka soo hagaagtay sidii ay shalay aheyd.
Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya uu xalay shir la yeeshay madaxda hay'adaha amniga uuna kala hadlay amniga iyo ka hortagga weerarrada ururka Al-Shabaab.
Dhaawaca Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa la filayaa in loo qaado meel ka baxsan Somalia si dabiib caafmaad loogu helo.
Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan lagu dhaawcay qarax ka dhacay xafiiskiisa.
Kuwo kale