Hay’adda cuntada iyo beeeraha adduunka xafiiskeeda qaabilsan falanqaynta cuntada iyo nafaqadarrada (FSNAU) ayaa sheegay in tiro ka badan 1.5 malyuun qof oo jooga Soomaaliya ay weli ku sugan xaalad cunno yari ba’an ama kasii liidata.
Muddo ka badan la bilood ayaa waxaa xaniban sameynta baasaborka Soomaaliga ah. Xanibaadda baasaboorka ayaa saameyn ku yeeshey dadbadan oo u safri lahaa xalado caafimaad, qoys iyo waxbarasho.
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa maanta magacaabay 10 ka mid ah golihiisa cusub ee wasiirada, iyada oo golahan ay ku jiraan xubno horey uga tirsanaa wasiiraddii maamulkii hore.
Abwaanka oo ay da'diisu ahayd 65 ilaa 66 sano jir ayaa ku geeriyooday magalada Heydarabad ee waddanka Hindiya, halkaasoo looga daweynayay xanuun dhinaca wadnaha ah oo uu in muddo ahba la il darnaa.
Barnaamijka Dhacdooyinka ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qubanayaal ku saabsan siyaasadda Somalia, waxaana soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan
Xulka kubadda cagta dalka Qatar ayaa xalay fiidkii markoodi ugu horreysay ku guuleystay Koobka Qaramada Asia kaddib marki ay 3-1 uga badiyeen dhiggooda Japan.
Maamulka Gobolka Hiraan ayaa sheegay in duqeynta lala beegsaday saraakiil iyo horjoogayaal ka tirsan ururka Al-Shabaab oo halkaa uu uga socday shir weyn.
Laba doonyood oo ay saarnaayeen tahriibayaal oo ka shiraacday deegaanka Godoria ee waqooyiga Bari dalka Djibouti talaadadii ayaa degay 30 daqiiqo un markii ay badda ku jireen.
Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay walaaca laga qabo shir ku saabsan sahminta shidaalka Soomaaliya oo ay bisha Febraayo horaanteeda ku qabaneyso London.
Dowladda Soomaaliya iyo shirkad baarta shidaalka ayaa horaanta bisha February waxay magaalada London ku qaban doonaan shir ku saabsan sahminta shidaalka Soomaaliya.
Kuwo kale