Barnaamijkii Bandhigga VOA, waxaan toddobaadkan ku eegeynaa gargaarka iyo qeybaha uu u kala baxo.
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in markii ugu horreysay muddo 27 sano ah ay “joogitaan diblomaasiyeed oo joogta ah” dib uga aas-aastay Soomaaliya.
Ciidamda dawlada Soomaaliya oo kaashanaya ciidamo ajaanib ah ayaa saaka subaxnimadii hore weerar ku qaaday goob ay Al-Shabaab cashuuro ku qaadayeen oo ku taala degmada Awdheegle oo ka tirsan Shabeelaha Hoose.
Sarkaal ka tirsan xafiiska QM ee UNSOS ayaa Amisom ku eedeysay inay xadgudubyo galmo ka gaysato xerada OPD oo ku dhex-taalla xarunta Xalane ee Muqdisho.
Mid ka mid ah suxufiyiinta magaalada Muqdisho ayaa dhaawac culus uu kasoo gaaray qarax loogu xiray baabuurkiisa oo ka dhacay degmada Waaberi maanta.
24-kii saac ee la soo dhaafay ayaa deegaan ka tirsan gobolka Sh/Dhexe waxaa ku dagaalmayey aleeshiyo ka tirsan ururka Al-Shabaab iyo maleeshiyo deegaanka ah oo loo yaqaan Macawisleey.
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiim Xaaji Cumar Camey ayaa qoraal uu soo saaray ku magacaabay guddiga xalinta khilaafaadka soo xulista xubnaha Barlamaanka Puntland.
Somaliland ayaa laga hirgaliyey xarunta keydka shinnida beeraha halkaasi oo lagu uruurinayo noocyada kala duwan ee siidhka la beero
Mid ka mid ah dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqda dadka qaba xanuunka HIV-AIDS ayaa lagu toogtay galabta magaalada Muqdisho.
Duqaymo ay fuliyeen diyaarado aan la garaneyn ayaa la sheegayaa inay maanta ka dhaceen Gobolka Hiiraan.
Kuwo kale