Madaxweynah Puntland iyo saraakiil ka socotay shirkadda Africa Oil ayaa maanta xariga ka jaray riig cusub oo laga taagay ceelkii koowaad
4 markab oo uu dalka Somalia leeyahay ayaa ku xayiran xeebta magaalada Cadan ee dalka Yemen, iyada oo deymo fara badan loo haysto
Ilaa iyo 80 tahriibayaal Soomaali ah ayaa ku xiran Xabsi ku yaala dalka Ukraine, iyagoo ka cabanaya xaalad nolol xumo oo heysata
Midowga Africa ayaa sheegay inuu aad uga walaacsanyahay qilaafka todobaadyadii la soo dhaafay ka dhex oognaa baarlamanka Soomaliya
20 warfidiyeen oo shalay lagu xiray magaalada Hargeysa, kuwaas oo ka dibadbaxayey markii xukuumaddu xirtay HCTV ayaa la sii daayey
Ciidanka Somaliland iyo kuwa deegaanka ayaa dagaal maanta ku dhex maray Buuhoodle, iyada oo khasaaraha labada dhinac aanu wali caddeyn
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Axmed Cabdi (Xaabsade) iyo odayada dhaqanka ee SSC ayaa labaduba ka hadlay dagaalkii ka dhacay Buuhoodle
Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti inoogu ah garyaqaan Axmed Cabdi Xudhuun oo ku nool dalka Netherlands
Ugu yaraan 5 qof oo 4 caruur isku qoys ah tahay ayaa ku dhintay duqeyn maanta ka dhacday degmada Jilib ee gobolka Jubadda Dhexe
Booliiska Somaliland ayaa xirxiray in ka badan 20 warfidiyeen oo u badnaa telefishanka HCTV oo ka dhisan magaalada Hargeysa
Cawayska toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qubanayaal xiiso badan iyo Q-2aad ee wareysiga fannaanda Faadumo C/laahi Maandeeq
Prof. Cali Khaliif ayaa difaacay shirka Taleex oo u sheegay in beesha gobollada SSC ay ku dhisteen maamul ka madax banaan Somaliland.
Kuwo kale