Ugu yaraan 3 ka tirsan ciidamada amniga Puntland ayaa dhintay kaddib qarax ka dhacay Boosaaso. R/W C/wali Gaas ayaa gaaray Boosaaso.
Pakistan ayaa shalay digniin ku Bixisay in hanaankii demuquraadiyadda dalkaasi ee aan adkeyn markii horeba uu haatan halis ku jiro
200 oo arday Soomaaliyeed oo ku nool Yemen ayaa ka qalin-jabiyey mac-hadyo tababar oo iskugu jira Luuqadda Carabiga iyo tababaro kale
Xasan Cabdi Nuur (Aalbaro) oo ka tirsan baarlamaanka ayaa lugta laga dhaawacay kaddib markii rasaas lagu furay baabuur uu saarnaa.
Dalka Shiiinaha ayaa taageero gaareysa ku dhawaad $ 5 milyan oo dolar oo qalab ah siinaya howlgalka AMISOM ee Soomaaliya.
Walaaca laga qabo iney xirmaan shirkaddaha xawaaladaha ayaa sii kordhaya iyadoo ay shirkaddu haystaan ilaa 30 bishan December
Bulshada Rayidka ee Puntland ayaa soo dhaweeysay shirkii dhawaan Dhinacyada siyaasadda Soomaalida ay ku yeesheen Magaalada Garowe
Shir dhowaan lagu qabtay dalka Djibouti ayaa lagaga hadlay cabsida lacagta burcadbadeedu ay ku keeni karto hanaanka maaliyadda Somalia
Ururada bulshada rayidka ah ee ka qeyb galay ayaa rajo ka muujiyey wixii kasoo baxay shirkii wadatashiga ahaa ee Garoowe ka dhacay
Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxa marti ku ah Prof. Ibraahiim Faarax Bursaliid oo bare ka ah Jaamacad ku taalla Nairobi, Kenya
Shirkii wadatashiga Garowe ayaa la soo xiray, waxayna kooxuhu ku heshiiyeen in baarlamaanka laga dhigo 225 awooddana lagu qeybsado 4.5.
Hal qof ayaa ku dhaawacmay, baabuur dhowr ahna waa lagu burburiyey, markii dayuurado helicopter ahi ay duqeeyeen Kudhaa, Jubada Hoose
Kuwo kale