Muftiga weyn ee Soomalaiyeed Sheekh Maxamed Axmed Nuur Gadhyare ayaa idaacadda VOA uga warramay taariikhda ururrada islaamiga ah, waraysi dheer.
Cabdikariim Xasan Jaamac oo horey wasiir u soo noqday ayaa sheegay in magaciisa si khalad ah loogu qoray war-murtiyeedka oo aanu lug ku lahayn heshiiska la gaaray.
VOA oo Wareysi la Yeelatay Farmaajo
Ra'iisal Wasaarihii hore Max’ed C/llaahi Farmaajo ayaa wareysigan uga hadlayaa xilliga kala guurka, dastuurka iyo khilaafka baarlamaanka
Wasiirka Britain ee arimaha Africa Henry Bellingham ayaa VOA siiyay wareysi uu uga hadlayo shirka London.
Labada RW ee Somalia iyo Italy ayaa ka hadlay Roadmap-ka iyo sida Talyaanigu kaalin uga geysan karo soo celinta amaanka dalka Somalia
Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ayaa ka bad-baaday qarax ismiidaamin ah oo galabta lagula eegtay gurigiisa magaalada Gaalkacyo
Maydadka 15 ka mid ah tahriibayaal Soomaali ah oo la la'aa ayaa laga helay Libya, 12 waa haween, waxaa ku jirtay gabadh yar iyo 2 nin.
Madaxweynaha Puntland oo booqasho ku joogay dalka Djibouti ayaa VOA uga waramay shiidaalka Puntland, dagaalka Buuhoodle, iyo qodobo kale
R/W DKMG Cabdiweli Max'ed Cali ayaa beeniyay in Somalia ka mid ahayd waddamadii ka baxay markii ay socotay khudbaddii Axmedinejad ee QM.
Kuwo kale