Iyadoo heerka shaqo la’aanta Mareykanka la sheegay in dhowr iyo toban sano kadib ay hoos u dhaceyso, ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ah ee dhammeeya jaamacadaha Mareykanka iyo Canada, waxa mararka qaar ay la kulmaan caqabado xagga shaqo helista, taas oo saameyn ku yeelata mustaqablkaooda dambe.