Dalka Sudan waxaa xoogaa horumar ah laga sameeyay wada hadallo muddo dheer socday oo ay ku lug lahaayeen ururada gobolka iyo ergay caalami ah, si looga gudbo ismari waa ka dhex taagnaa militariga iyo xoogagga kacdoonka.
Saraakiisha QM ayaa sheegay in duqeyntii habeenkii talaadada ka dhacday magaalada Tripoli ee caasimadda dalka Libya ee lagu laayey muhaajiriinta ay u dhiganto dambi dagaal.
Ugu yaraan 40 muhaajiriin oo kasoo jeeda qaar ka mida dalalka Africa ayaa ku dhintay, dhawaad 80 kalana way ku dhaawacmeen madaafiic xalay lagu garaacay xero ay ku jireen dad muhaajiriin ah oo ku taalla dueedka magaalada Tripoli ee dalka Libya.
Dalka Jabuuti ayaa waxa shalay ka furmay shir lagu casuumay aqoon-yahannada diimaha Islaamka iyo Kiristanka oo looga hadlayay sidii loola dagaalami lahaa fikaradaha xag jirka.
Islaamiyiinta Sudan ayaa caqabado kala kulmay xilli kala guurka Sudan. waxayna haatan doonayaan inay qeyb ka noqdaan dadaalka la doonayo in xukumad ku meel gaar ah loogu dhiso Sudan.
Lataliyaha madaxweynaha Tunisiya ayaa sheegey inaysan muuqan halis ah marnaasho awooded, kadib markii madaxweynaha dalkaasi Beji Qa'id Al Sebsi isbitaal loola cararay.
Dalka Jabuti waxaa maanta laga xusay Maaalinta Xoriyadda oo ku beegan 27-ka bisha June oo ah maalinti ay xornimada ka qaadatay Gumeystihii Faransiiska.
Booliska Itoobiya ayaa xiray 56 qof oo xubno ka ah xisbiga siyaasadeed ee Amxaarada kadib afgambigii fashilmay ee la doonayey in lagula wareego awoooda gobolka, waxaa sidaas sheegay afhayeenka xisbiga.
Dhammaan geyiga Soomaalida waxaa maanta laga xusayaa maalinta 26-ka Juun oo ahayd makrii ugu horraysay ee dhul Soomaaliyeed uu ka xoroobo gumaystihii Biritan sannadkii 1960kii
Kuwo kale