Madaxweynaha Rwanda ayaa go’aankiisa ugu dhowaaqay khudbad taleefishinka laga jeediyey Jimcihii oo uu sanadka cusub ugu tala galay.
Xaamud Cabdi Suldaan, ayaa waxa uu ka mid ahaa 32 qof oo loo xiray rabshadihii ka dhacay xaafadda Balbala ee magaalada Jabuuti.
Buhari, ayaa sheegay in haddii laga dhex helo Boko Haram horjooge macquul ah inay dowladdiisa qorshneyso inay wada xaajoodyo la billowdo.
Xildhibaanada mucaaradka ayaa sheegay in xukuumadda ay isku dayeyso in rabshadihii dhacay toddobaadkii tagay ay ka dhigto mid aan waxbo ahayn.
Guddoomiyaha Degmada Mandheera, Fredrick Shisia ayaa u sheegay VOA in ciidamada ammaanku ay ka shakiyeen labadan qof.
Ugu yaraan labo ka tirsan ciidamada booliiska ee Kenya ayaa ku dhintay weerar ay al-shabab ku qaadeen kolonyo ciidamada booliiska Kenya ah oo marayey jidka isku xira Mandera iyo Ceel Waaq.
Madaxda booliska dalka Kenya Joseph Boinett ayaa sheegay in maleeshiyadan ay dhowaan weeraro ka fuliyeen Kenya.
Shaqaaqooyinkii ka dhacay Jabuuti ayaa dowladda waxa ay sheegtay inay ku dhinteen 7 qof, balse mucaaradka intaas waa ay ka badinayaan.
Dabka ayaa khamiistii ka kacay xarun shidaal oo ku taalla magaalada Nnewi ee gobolka Anambra, kadib markii baabuur booyad shidaal ah uu qarxay.
Bekele Gerba, oo ah hoggaamiyaha kooxda mucaaradka ah ee Oromo Federal Congress, ayaa sheegay in illaa iyo hadda ay geeriyoodeen 75 qof.
Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka, ayaa cambaareysay rabshadihii dhawaantan ka dhacay Caasimadda Jabuuti.
Dawladda Jabuuti ayaa sheegtay in 7 qof ay ku dhinteen shaqaaqadii dhowaan ka dhacday xaafadda Belebela ee magaalada Jabuuto. Wasiirka Arrimaha Dibedda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa ka hadlay shaqaaqadaasi.
Kuwo kale