Ergeyga Qaramadda Midoobay ee Somalia Mr Mahiga ayaa codsaday in la 20 kun oo askari lagu daro AMISOM.
Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika ayaa la sheegay inay ku soo kordheen dilal iyo gubis ay u geystaan burcadda Madow.
Lix qof oo Soomaali ah oo lagu soo xiray tuhummo la xiriira argagixiso ayaa maanta boliiska Kampala ay si damaanad ah ku sii daayeen.
170 qoys oo qaxooti ah ayaa ku xayiran Libooyo kadib markii dadka deegaanku ay hor-istaageen gaadiidka UNHCR oo qaxootigaasi siday.
Dalka Mozambique waxaa ka socda rabshado dhowr maalmood ay sameynayaan dad ka careysan sare u kaca sicirka cuntada iyo Shidaalka.
Dajnjiraha Seychelles u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa VOAda uga warramay qorshaha dalkiisa ee ku aaddan Burcadda.
Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay in lacag u dhiganta 60 million oo dollar ay siinayaan howlgalka ciidamada AMISOM ee ka howgala Somalia
Afhayeenka AMISOM ayaa sheegay in askar ka dhaawacantay loo qaaday Nairobi.
EUda ayaa dhaliilay booqashadii Cumar Albashiir uu ku tagey waddanka Kenya, arrintaas oo Keentay in Sudan u yeerto safiirka EUda khartum
Dawladda Uganda ayaa 10 kun oo askari u diraysa Somalia, iyada oo maanta Kampala lagu aasi doono askar uga dhimatay Muqdisho.
Xaflad ballaaran oo maanta lagu qabtay fagaaraha Uhuru Park ee dalka Kenya ayaa lagu saxiixay dastuurka cusub ee dalka Kenya yeelanayo.
Major Barigye Bahuko , Afhayeenka Ciidamada AMISOM ayaa beeniyay warar sheegaya in ciidamo cusub oo ka socda Uganda ay Muqdisho tageen.
Kuwo kale