Isku xirrada

Sesame Sheeko Sheeko

Waa barnaamij xiiso leh oo loogu talogalay waalidiinta iyo caruurta oo midkood yahay daryeelka caruurta, kan kalena madadaallada dhallaanka. Barnaamiyada kala ah Kulanka Waalidiinta iyo Sesame Sheeko Sheeko, waxaad dhageysan kartaan saacadaha: 7:00am-7:30am iyo 6:00pm-6:30pm Jimacaha iyo Sabtida.


Sesame Sheeko Sheeko
please wait

No media source currently available

0:00 0:29:59 0:00
XS
SM
MD
LG