Isku xirrada

Somalia Ebola

Raiisul Wasaaraha Somalia Abdiweli Sheikh Ahmed ayaa sheegay in Midowga Afrika ay kala shaqeynayaan in si taxaddar leh loo hubiyo caafimaadka ciidamada AMISOM ee ka imanaya waddamada uu sida xun u aafeeyey cudurka Ebola.


please wait

No media source currently available

0:00 0:02:40 0:00
XS
SM
MD
LG