Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Cabdi Kaafi Maxamuud Makaraan oo ah Guddoomiyaha Dhallinyarada Gobolka Banaadir. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.
LONDON — Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Xildhibaan Qaasim Maxamed Cali oo ka mid ah 28 qof oo Soomaali oo ku guuleystay in ay ka mid noqdaan goleyaasha deegaanka ee dalka Ingiriiska. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.
LONDON — Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Cabdirisaaq Aadan Muxumed oo ah Cilmi-baare ka tirsan machadka Heritage ee Muqdisho. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.
WASHINGTON — Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Dr. Xassan Maxamed oo ka tirsan hay’adda Hirda kuna sugan magaalada Baardheere ee gobolka Gedo.
LONDON — Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Dr. Rashiid Maxamed Nuur oo ah dhaqaale yahan. Waxa uuna ka hadlayaa khasaarihii ka dhashay dabkii weynaa ee suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.
LONDON — Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Cabdullaahi Nuur Cismaan oo ah Guddoomiyaha Hormuud Foundation. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.
Barnaamijka Martida iyo Makarafoonka waxaa toddoaadkan marti ku ah Bashiir Ammaan Cali Mire oo ah aas-aasaha Iskuulka weyn ee Al-azhar ee ku yaal magaalooyinka Gothenburg iyo Stockholm ee dalka Sweden.
LONDON — Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Cumar Xuseen Caddow oo ka mid ah qurba joogta Soomaalida ee dib ugu laabtay Soomaaliya si ay gacan uga gaystaan abaaraha ka jira gobollada dalka. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.
LONDON — Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Cabdulqaadir Sheikh Maxamed oo qoray buug uu ugu magac-daray Lafa-gurka Maahmaahyada iyo Murtida Soomaalida. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.
LONDON — Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Axmed Cabdiraxmaan Bile oo ka faallooda arrimaha Yurub, kuna sugan dalka Faransiiska. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.
Kuwo kale