Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Jeneraal Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare oo ah Taliyihii hore ee Hay’adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Cabdiraxmaan Sahal Yuusuf oo ah qoraa ka faallooda amniga iyo siyaasadda, kuna sugan Muqdisho. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.
Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Maxamed Dhuubow oo ah Agaasimaha Waaxda Dhiirigelinta Maalgashiga ee Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.
Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Faarax Shiikh Cabdulqaadir. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.
Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Dr. Cabdulqaadir Cabdiraxmaan X. Aadan oo ah aas-aasaha adeegga Aamin Ambulance ee Muqdisho ka shaqeeya. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.
Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Taliyaha Ciidamada Dhulka ee CXD Jeneral Maxamed Tahliil Biixi. Taliyaha ayaa ka hadli howlgallada dalka ka socda ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.
Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbaddalka Cimilada ee dowladda Soomaaliya. Wasiirka ayaa ka hadlaya mashruuca ay wasaaraddu bilowday ee dalka lagu dhireyn doono, iyadoo geedkii u horreeyey uu madaxweynuhu tallaalay.
Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Sucaad Ibraahim Abdi Muuse oo dhowaan u tartantay kursi ka tirsan xildhibaannada Somaliland. Waxa ay ka hadleysaa sababaha keena muddo kordhinta loo sameeyo madaxweyneyaasha Somaliland,
Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Maxamed Xassan Dable. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Bashiir Ammaan Cali oo ka mid ah musharraxiinta u tartameysa kuraasta baarlamaanka ee dalka Sweden ee doorashada maalinta berri ah ka dhaceysa dalkaasi.
Kuwo kale