Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Cabdi Axmed Baafo, wasiirkii hore ee wasaaradda beeraha ee dowladda Soomaaliya. Waa khabiir dhinaca beeraha ah, waxaana isaga oo ku sugan Muqdisho uu la hadlay Barnaamijka Martida Makarafoonka.