Barnaamijyada Toddobaadka - VOA
        <description>Barnaamijyada</description>
Barnaamijyada Toddobaadka - VOA
        <language>so</language>
Wicitaanka: Maalinta Afka Hooyo
            <description>Barnaamijka Wicintaanka Dhageystaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay Maalinta Afka Hooyo oo toddobaadkan dunida laga xusay.
Barnaamijka waxaa soo diyaariyay halkana ka soo jeedinaya Nuur Bukhaari.
Amuuraha Islaamka: Isbaddalka Suuriya
            <description>Dimishiq — Barnaamijka Amuuraha Islaamka, todobaadkaan waxaan ku eegi doonnaa mustaqablka siyaasadeed ee Suuriya iyo waxa laga fili karo maamulka cusub ee madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Trump.
Waxaa London ku soo diyaariyay, wariyaha VOA-da, Cabdifaxid Cawil Ismacil.
Faaqidaadda: Munaasabadda 8da Maarso 
            <description>Maanta oo kale, 8da bisha Maarso, waxaa dunida oo dhan looga dabaal degayaa maalinta haweenka adduunka. Waana xus sanadle ah oo sanad walba lagu eego xuquuqda haweenka, caqabada horyaalla haweenka  iyo wax yaaba u suurto galay ama ay Higsanayaan.
Meelo badan oo Soomaaliya ah sanadkan si weyn looga xusin maalintan, maadaama ay ku soo aaday maalin Jimca ah oo dadku ay shaqooyinka ka nastaan. Waxaase jiray munaasabado lagu xusayay maalinta oo qaarkood shalay iyo doraad la sii...</description>
Faaqidaadda: Adeegga caafimaad ee Somalia
            <description>Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay adeegga caafimaad ee hadda ka jira Somalia.
Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya wariyaha VOAda ee magaalada Muqdisho, Xasan-khaafi Cabdiraxmaan Qoyste. 
Faaqidaadda: Doodda Dastuurka Somalia
            <description>Barnaamijkii Faaqidaadda Todobaadka waxaan maanta ku eegaynaa doodda wax ka bedelka Dastuurka Soomaaliya.
Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka
            <description>Washington — Haatanna ku soo dhawaada barnaamijkii Dhacdooyinka Todobaadka oo uu soo jeedinayo Cabdulqadir Mursal Samakaab.