Wicitaanka Dhageystaha - VOA
        <description>Wicitaanka Dhageystaha</description>
Wicitaanka Dhageystaha - VOA
        <language>so</language>
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha 
            <description>Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay doorashada qoska iyo codka ah ee la doonayo in laga qabtay gobolka Banaadir. 
Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur (Bukhaari.)
Wicitaanka Dhageystaha: Maxamuud Macallim Cabdulle
            <description>Muqdisho — Barnaamijka Wicintaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; 6 milyan oo qof oo ku nool Soomaaliya oo QM ay sheegtay in ay u baahan yihiin gargaar. Waxaa marti ku ah agaasimaha hay’adda maareynta musiiboyinka qaranka Maxamuud Macallim Cabdulle. Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Nuur Bukhaari.
Wicitaanka: Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir
            <description>MUQDISHO — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobkaadkan ku saabsan yahay heerka caddaaladda ee Maxkamadaha Soomaaliya. Waxaa marti ku ah Garyaqaan Saalax Cali Maxamed  oo ah Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir.
Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur (Nuur Bukhaari).</description>
Wicitaanka: Walaaca laga qabo masaafurinta uu ku hanjabay Trump 
            <description>Minneapolis  — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobkaadkan ku saabsan yahay walaaca ay muhaajiriinta Soomaalida ee Mareykanka ku sugan, islamarkaana an sharciga haysan ay ka qabaan in dalka laga masaafuriyo marka uu xukunka la wareego madaxweynaha la-doortay Donald Trump. Waxaa marti ku ah xildhibaan Samakab Hussein oo ka tarsan Golaha Sharci-dejinta gobolka Minnesota.
 Waxaa nala socodsiinaya Nuur Xasan Nuur.
Wicitaanka: Maxaa siyaasadda Soomaaliya laga filayaa 2025?
            <description>Barnaamijkii Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; waxa laga filayo siyaasadda Soomaaliya sanadkan 2025, ayada oo muddo xileedka dowladda hadda jirto uu sii dhammaanayo.</description>
Wicitaanka: Mustaqbalka heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya 
            <description>Muqdisho — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay heshiiskii 11-kii bishan ay magaalada Ankara ku gaareen Soomaaliya iyo Itoobiya. Haddaba maxaa laga filayaa guddiyada ay labada dal u saareen heshiiska, muxuuse noqon doonaa mustaqbalka heshiiska? Waxaa marti ku ah Dr. Aweis Ahmed oo ah cilmi baare ka tirsan machadka Somali Public Agenda. Waxaa wareystay Nuur Xasan Nuur.
Wicitaanka: Dr. Cawaale Cabdullaahi 
            <description>Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sababaha ugu wacan in musiibooyinka dabiiciga ah iyo kuwa aan dabiiciga aheyn ay ku soo noq noqdaan Soomaaliya iyo sida looga hortagi karo. Waxaa marti ku ah Dr. Cawaale Cabdullaahi oo ah xoghayaha ururka dhaqaatiirka qalliinka Soomaaliyeed.
Waxaa inoo diyaariyey nlana socodsiinaya Nuur Xassan Nuur.
Wicitaanka: Daroogada iyo dhallinyarada Soomaaliyeed ee Mareykanka
            <description>Minneapolis — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatada ay daroogada dilaaga ah ku hayso dhallinyarada Soomaaliyeed ee Mareykanka, gaar ahaan kuwa gobolka Minnesota, halkaasi oo dhallinyaro dhowr ah ay ugu geeriyoodeen kaniiniyaal ay cuneen.
Waxaa barnaamijka marti ku ah Cabdiraxmaan Mukhtaar oo u dhaq-dhaqaaqa dhallinyarada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota, si gaar ahna isku daya in xal loo helo mushkiladdan.
Waxaa soo diyaariyey oo...</description>
Wicitaanka: Khilaafka siyaasadeed ee hareeyey Soomaaliya
            <description>Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa uu salka ku hayo khilaafka Dowladda Federaalka iyo qaar ka mid ah maamul goboleedyada, si gaar ahna Jubaland iyo Puntland. </description>
Wicitaanka: Sahanka shidaal Soomaaliya
            <description>Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sooyaalka shidaal sahminta Soomaaliya, ayada oo dhowaan Markab laga leeyahay Turkiga uu si rasmi ah xeebaha Soomaaliya uga billowday shidaal sahmin.</description>
Wicitaanka: Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya, Faarax Cabdulqaadir
            <description>Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha waxaa toddobaadkan marti ku ah wasiirka waxbarashada Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir, oo ka hadlaya heerka xaaladda waxbarasho ee Soomaaliya.</description>
Wicitaanka: Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha Soomaaliya
            <description>Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa toddobaadkan marti ku ah wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud, wuxuuna ka hadlayaa arrimo ay ka mid yihiin doorka dhallinyarada ee doorasho qof iyo cod ah, iyo caqabadaha xilligan ay wajahayaan dhallinyarada Soomaaliyeed.</description>
Wicitaanka Dhageystaha: Xildhibaan Samakab Hussein 
            <description>Minneapolis  — WASHINGTON — Barnaamijka Wicitaanka dhageystah waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa gobolka Minnesota uga qorsheysa dadka Soomaalida ah ee aan sharciga haysan ee ka cabsi qaba inuu masaafuriyo madaxweynaha la doortay ee Mareykanka. Waxaa marti ku ah Samakab Hussein, oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Minnesota.
Waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.
Wicitaanka: Ahmiyadda doorashada Mareykanka ee 2024 
            <description>Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan ahmiyadda doorashada madaxweynaha Mareykanka ee dhaceysa Talaadada iyo sababta keentay in aad la isugu dhow yahay loolanka. Waxaa marti ku ah garyaqaan Amiin Haaruun, oo ah sharci yaqaan Soomaali Mareykan ah oo degan Minnesota.</description>
Wicitaanka: Doorka bulsho ee Soomaalida xilalka ka haya Mareykanka
            <description>Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka Soomaalida ee siyaasadda Mareykanka iyo kaalinta xubnaha Soomaalida ee xilalka ka haya dalka ay ka qaadan karaan horumarinta bulshadooda.</description>
Wicitaanka: Dr. Cabdiraxmaan Cali Cawaale (Dr. Xabeeb)
            <description>Muqdisho — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay heerka xanuunada dhimirka ee Soomaaliya, waxaana marti ku ah Dr. Cabdiraxmaan Cali Cawaale (Dr. Xabeeb), oo ah agaasimaha hay’adda caafimaadka maskaxda ee Dr. Xabeeb.
Waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.
Wicitaanka: Jawaahir Daahir, guddoomiyaha Golaha Qurbojoogta Soomaalida
            <description>Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa toddobaadkan marti ku ah Jawaahir Daahir, oo ah guddoomiyaha Golaha Qurbojoogta Soomaalida, oo la aas-aasay 10 sano ka hor. </description>
Wicitaanka: Adeegyada uu qabto xafiiska howlaha guud ee G/Banaadir
            <description>Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; adeegyada uu qabto xafiiska howlaha guud ee Gobolka Banaadir, waxaana marti ku ah guddoomiye ku-xigeenka gobolka Banaadir ee howlaha guud Xasan Maxamed Jimcaale.</description>
Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladda caruurta Soomaaliya ee xilligan
            <description>Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda caruurta Soomaaliya ee xilligan, waxaana marti ku ah; Maxamed Cabdi Cali, oo ah madaxa qeybta Xuquuqda Caruurta ee Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.</description>
Barnaamijka Wicitaanka Dheystaha: Rajada Shidaalka Soomaaliya!
            <description>Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha, wuxuu todobaadkan ku saabsanyahay, shidaal-qodis ka billaabmeysa Soomaaliya sannadka soo socda.
Waxaa marti ku ah, Agaasimaha Hey'adda Batroolka Soomaaliya. Eng. Cabdulqadir Aden, waxaa soo jeedinaya Nur Xasan Nur.