Doorashada Soomaaliya 2021 - VOA
        <description>Doorashada Soomaaliya 2021</description>
Doorashada Soomaaliya 2021 - VOA
        <language>so</language>
Maxay siyaasadda Soomaaliya uga dhigan tahay magacaabista Xamsa Cabdi Barre?
            <description>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya u magacaabay Xamsa Cabdi Barre oo ah xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka, horena u soo noqday xoghayihii Xisbiga xadaxweynaha ee UPD sanadihii u dhexeeyay 2011-2017.</description>
Xasan Sheekh Maxamuud oo Xamse Cabdi Barre u magacaabay Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya
            <description>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaweyd Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya u magacaabay Xamse Barre oo ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Falanqeyn ku saabsan socdaalka Xasan Sheekh ee maamul goboleedyada dalka
            <description>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kahor caleema-saarkiisa bilaabay safarkiisii ugu horreeyay ee uu ku marayo maamul goboleeyada dalka, isaga oo ka bilaabay magaalada Baydhabo, hadana ku sugan xarunta Galmudug ee Dhuusamareeb.</description>
Rooble oo magacaabay guddiga amniga xafladda caleema-saarka madaxweyne Xasan Sheekh
            <description>Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddiga amniga xafladda caleema-saarka madaxweynaha Soomaaliya, kaas oo ka kooban toddoba xubnood oo iskugu jira wasiirro iyo saraakiisha ciidamada, iyo agaasimaha NISA.</description>
Madaxweyne Xasan Sheekh oo safarkiisii ugu horreeyay ku tagay Baydhaba
            <description>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaweyd  safarkiisii ugu horreeyey ee gudaha dalka ku tagay magaalada Baydhaba ee xarunta ku-meel gaarka ah maamulka Koofur Galbeed.</description>
RW Rooble oo kala diray guddiyadii doorashada dadban ee 2020/22
            <description>Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu ku kala diray guddiyada doorashada dadban ee heer federaal, heer dawlad goboleed iyo weliba guddida xallinta khilaafaadka. Ra'iisal wasaare Rooble ayaa ujeedada kala dirista ku sheegay, inay dhamaatay shaqadoodii.</description>
Haweenka iyo Qoyska: Maxay xildhibaan Sareedo Cabdalla ka tiri kaalinta ay haweenku kaga jiraan siyaasadda iyo kootada ka maqan? 
            <description>Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Xildhibaan Sareedo Mad-keer Cabdalla oo mid ah xildhibaannada ugu muddada dheer Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana ay ku jirtaa baarlamaanka muddo ku dhow 20 sano.</description>
Shaqooyinka horyaalla madaxweynaha marka uu xilka la wareego berrito
            <description>Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu si rasmi ah xilka ula wareego maalinta Isniinta ee berrito ah. Hawlaha ugu horreeya ee laga doonayo madaxweynaha waxaa ka mid ah soo magacaabista Ra’iisul Wasaare cusu</description>
Wareysi: Afhayeenka madaxtooyada oo ka warbixiyay xil-wareejinta iyo kulankii Farmaajo iyo Xasan Sheekh 
            <description>Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markale shalay booqday Madaxtooyada Villa Soomaaliya, halkaas oo uu kusoo dhoweeyey madaxweynaha dowlada Federalka ee xilka kasii degaya Maxamed Cabdullahi Farmaajo. </description>
Axmed Madoobe oo ka hadlay doorashadii Xasan Sheekh, gobolka Gedo iyo arrimo kale
            <description>Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay xaalada gobolka Gedo oo ay isku hayeen dowladdii madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo, isaga oo  sidoo kale ka hadlay sidii loo qaadi lahaa howlgalo ka dhan ah Alshabaab iyo arrima kale.</description>
Xasan Sheekh iyo Farmaajo oo ku kulmay Villa Somalia 
            <description>Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kula kulmay madaxweynaha kursiga ka degaya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.</description>
Maraykanka iyo Ururka Iskaashiga Islaamka oo soo dhaweyay doorashadii Xasan Sheekh 
            <description>Dowladda Maraykanka ayaa soo dhaweysay doorashadii madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana wasaaradda arrimaha dibada Maraykanku ay sheegtay inay rajeyneyso in ay si dhow ula shaqeyn doonto madaxweynaha iyo dowladda uu dhisi doono.</description>
Sidee ayey u dhacday doorashadii madaxweyne Xasan Sheekh?
            <description>Soomaaliya ayaa xalay yeelatay madaxweyne cusub, ayada oo dib loo soo doortay Xasan Sheekh Maxamuud oo ka guuleystay 24 musharax oo uu ku jiray madaxweynihii ka horeeyey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.</description>
 Waa kuma Xasan Sheekh Maxamuud?
            <description>Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale loo doortay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, muddada afarta sano ah ee soo socota kadib doorasho qaadatay in ka badan 10 saac oo ka dhacday Muqdisho.</description>
Aragtida shacabka ee doorashada madaxweyne Xasan Sheekh
            <description>Muqdisho — Soomaaliya ayaa xalay yeelatay madaxweyne cusub, ayada oo dib loo soo doortay Xasan Sheekh Maxamuud oo ka guuleystay 24 musharax oo uu ku jiray madaxweynihii ka horeeyey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Haddaba qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed ayaa aragtidooda ka dhiibtay doorashada madaxweynaha cusub, gaar ahaan kuwa ku sugan Muqdisho, Boosaaso iyo Kismaayo.
Warbixinadan waxaa soo diray weriyayaasheeda Xasan Kaafi Qoyste, Faaduma Yaasiin Jaamac iyo Aadan Maxamed...</description>
Itoobiya iyo UK oo u hambalyeeyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud
            <description>Ra'isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa u hambalyeeyay Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay mar kale Baarlamaanka Soomaaliya u doortay madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.</description>
Falanqeyn: Maxaa la gudboon madaxweyne Xasan Sheekh?
            <description>Doorashada Xasan Sh. Maxamuud mar kale xalay loo doortay madaxweyne ayaa noqonaysa markii ugu horeysay ee madaxweyne mar labaad dib loo doorto Soomaaliya, waxaana uu noqday madaxweynihii 10-aad ee Soomaaliya.
Madaxweynaha la doortay oo jeediyey khudbad uu kaga hadlay arrimo kala duwan
            <description>Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu doortay Xasan Sh. Maxamuud inuu noqdo madaxweynaha Soomaaliya hoggaamin doona afarta sano ee soo socota, ka dib markii uu si weyn uga guulaystay madaxweynaha haatan xilka ka degaya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.</description>
Natiijada  wareegga koowaad ee doorashada madaxweynaha 
            <description>Waxaa goordhow soo idlaaday tirinta codadka doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee ka socota Teendhahda Afisyoone ee magaalada Muqdisho.</description>
Howlaha horyaalla madaxweynaha cusub ee la dooranayo
            <description>Amniga iyo dhammaystirka arrimaha dastuurka waxay ka mid yihiin ballanqaadyada ay mar walba sheegaan madaxda waddanku inay wax ka qabanayaan sannadihii lasoo dhaafay.</description>