Shir Madaxeedka Mareykanka iyo Afrika - VOA
        <description>Shir Madaxeedka Mareykanka iyo Afrika</description>
Shir Madaxeedka Mareykanka iyo Afrika - VOA
        <language>so</language>
Biden oo ku dhowaaqay heshiis lagu xoojinayo xiriirka ganacsi ee Afrika 
            <description>Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay heshiis looga gol-leeyahay in lagu xoojiyo xiriirka ganacsi ee u dhaxeeya Mareykanka iyo Afrika, sanado badan kadib oo ay qaaradda xaga danbe uga jirtey mudnaanta Mareykanka ee ganacsiga.</description>
Wareysi: Kaalinta bulshada rayidka ah ee shir-madaxeedka Mareykanka iyo Afrika
            <description>Shir-madaxeedka hoggaamiyeyaasha Mareykanka iyo Afrika ee ka socda magaalada Washington ee caasimadda Mareykanka ayaa dadka ka qayb galaya waxaa ka mid Xasan Shire Sheekh, guddoomiyaha difaacayaasha xuquuqda aadanaha Africa oo xaruntoodu tahay magaalada Kampala ee dalka Uganda. 
Warbixin ku saabsan maalintii labaad ee shir madaxeedka Mareykanka iyo Afrika 
            <description>Shir-madaxeedka Hoggaamiyeyaasha Mareykanka iyo Afrika ayaa maalintii labaad ka socda magaalada Washington ee caasimadda Mareykanka.</description>
Mareykanka 'oo taageeraya' in Afrika ay xubin ku yeelato Golaha Ammaanka iyo G20 
            <description>Dowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday inay taageereyso in Afrika ay xubin joogto ah ku yeelato Golaha Ammaanka QM iyo ururka dalalka G20.</description>
Wareysi: Safarka madaxweyne Xasan Sheekh ee Mareykanka
            <description>Waxaa magaalada Washinton DC ku sugan madax waddamada qaaradda Africa, waxay ka qeybgalayaan kulanka wax wadaqabsiga Mareykanka iyo Africa.
Warbixin ku saabsan iskaashiga Mareykanka iyo Soomaaliya
            <description>Ayada oo magaalada Washington uu ka furmay shir madaxeedka Mareykanka iyo Afrika, ayaa waxaan warbixintan ku eegeynaa iskaashiga Maraykanka iyo Soomaaliya.</description>
Maxay Madaxda Afrika ka rajeynayaan shir madaxeedka Washington? 
            <description>Waxyar kadib markii la dhaariyey, madaxweyne Joe Biden wuxu ku dhowaaqay “Amerika waa ay soo laabatay”, isaga oo tusmeynaya inuu la-maacmil dhow la yeelanayo bulshada caalamka, iyo ballan-qad cusub oo ku wajahan Afrika.</description>
Aragtida Soomaalida ee xiriirka Afrika iyo Mareykanka 
            <description>Madaxweyenaha Maraykanka Joe Biden ayaa isugu yeeray madaxda dawladaha Afrika, shirkaasina wuxuu maanta ka furmay magaalada Washington DC ee caasimadda dalka Mareykanka.</description>
Maraykanka oo qorshaynaya inuu Afrika ugu yabooho $55 bilyan
            <description>Dalka Maraykanka waxaa soo gaadhay hoggaamiyayaasha ka qaybgelaya shir madaxeed aad u ballaadhan oo dhexmaraya Maraykanka iyo dalalka Afrika, waxaana shirkan oo furmaya Salaasadan, la filayaa inay ka qaybgalaan wufuud gaadhaysa illaa 50 oo kala metelaya dalalka Afrika iyo ururka Midawga Afrika.</description>