Martida Makrafoonka - VOA
        <description>Martida Makrafoonka</description>
Martida Makrafoonka - VOA
        <language>so</language>
Martida Makarafoonka: Sh. Xassan Dhooye
            <description>Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay faa'iidooyinka bisha barakeysan ee Ramadan, waxaana ku marti ah Shiikh Xassan Dhooye. Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Xuseen Barre Aadan.</description>
            <category>Martida Makrafoonka</category><category>Soomaaliya</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/B67D6D55-0308-425C-9BB4-4B9529D8DEC1_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Martida Makarafoonka: Mustaqbalka Marinka Gaza
            <description>Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay Xaaladda Marinka Gaza iyo Mustaqbalka Kooxda Xamaas.  Waxaa Barnaamijka marti ku ah Mustafa Shiikh Aadan Aamin oo ah suxufi falanqeeya arrimaha caalamka. Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Xuseen Barre Aadan.</description>
            <category>Martida Makrafoonka</category><category>Soomaaliya</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/af1c3c9d-1bf2-49a1-8987-5949ccd66833_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Martida Makarafoonka: Tartanka Guddoomiyaha Midowga Afrika
            <description>Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay Tartanka Guddoomiyaha Midowga Afrika oo maanta ka dhacaya magaalada Addis Ababa. Waxaa Barnaamijka marti ku ah Maxamed Cali Biixi oo ah Saxafi ka faallooda arrimaha siyaasadda, kuna sugan Muqdisho.</description>
            <category>Martida Makrafoonka</category><category>Soomaaliya</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/3bff2230-91b2-4bae-f881-08dd4a817620_w800_h450.png" length="0" type="image/png"/>
Martida Makarafoonka: Dagaalka Sudan oo galay waji cusub
            <description> Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay dagaalka Suudaan oo galay waji cusub iyadoo ciidamada Suudaan ay ku dhow yihiin in ay la wareegaan guud ahaanba gacan ku heynta caasimadda Khartuum. </description>
            <category>Martida Makrafoonka</category><category>Soomaaliya</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/fa7643ff-34ef-40c3-b0ec-1c6238ec7093_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Martida Makarafoonka: Mahdi Cumar Sheekh
            <description>Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay Xabbad Joojinta ka hergashay Gaza, waxaana marti ku ah Mahdi Cumar Sheekh (Makhtal) oo ah aqqoon yahan deggan magaalada Hargeysa. Waxaa soo diyaariyay siina jeedinaya Xuseen Barre Aadan.</description>
            <category>Martida Makrafoonka</category><category>Soomaaliya</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/cf172dc4-7496-42d7-9427-cd71a0ef644f_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Martida Makarafoonka: Dr. Xassan Al-Basri
            <description>Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay fahamka siyaasadda Soomaaliya,  waxaana marti ku ah Dr. Xassan Al-Basri oo dhowaan qoray buug lagu magacaabo Safiinatu-Siyaasah (Doontii Siyaasadda). Waxaa soo diyaariyay siina jeedinaya Xuseen Barre Aadan.</description>
            <category>Martida Makrafoonka</category><category>Soomaaliya</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/0ACF5CC2-E6E6-4282-BD8F-7DD9F5CC5099_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Martida Makarafoonka: Prof. Ibraahim Bursaliid
            <description>Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay dayactirka buundooyinka gobolka Gedo, waxaana marti ku ah Prof Ibraahim Faarax Bursaliid oo ah guddoomiyaha guddiga howshaasi wada. Waxaa soo diyaariyay siina jeedinaya Xuseen Barre Aadan.</description>
            <category>Martida Makrafoonka</category><category>Soomaaliya</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/0ACF5CC2-E6E6-4282-BD8F-7DD9F5CC5099_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Martida Makrafoonka: Dagaalka Puntland ee ka dhanka Daacish
            <description>Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay dagaalka Puntlad ay kula jirto kooxda Daacish.  Waxaa Barnaamijka marti ku ah Jibriil Qoobeey oo deggan ka faallooda arrimaha Soomaaliya</description>
            <category>Martida Makrafoonka</category><category>Soomaaliya</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/0ACF5CC2-E6E6-4282-BD8F-7DD9F5CC5099_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Martida Makrafoonka: Soomaaliya iyo sanadka cusub ee 2025
            <description>Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay sanadka cusub ee 2025-ka iyo mustaqbalka siyaasadda Soomaaliya. Waxaa Barnaamijka marti ku ah Cabdinuur Daahir oo ah cilmi-baare Soomaaliyeed. Waxaa soo diyaariyay siina jeedinaya Xuseen Barre Aadan. </description>
            <category>Martida Makrafoonka</category><category>Soomaaliya</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/a1b65c6b-802e-4663-aa38-50ad7d9aaa30_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Martida Makrafoonka: Danjire Ilyaas Cali Xassan
            <description>Muqdisho — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania, Danjire Ilyaas Cali Xassan, waxaana uu ka hadlayaa heshiisyo dhowr oo ay Muqdisho ku kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Tanzania. </description>
Martida Makrafoonka: Wasiir Cilmi Maxamuud Nuur
            <description>Muqdisho — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah wasiirka howlaha guud ee Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, waxaana ka wareysanay heshiiska ay Soomaaliya iyo Itoobiya ku garaeen Ankara. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
            <category>Soomaaliya</category><category>Martida Makrafoonka</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/01000000-0a00-0242-6482-08db7ecf8340_cx0_cy3_cw0_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Martida Makarafoonka: Prof. Liibaan Ciise
            <description>Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay falanqeyn ku aaddan xiisadda kacsan ee ka dhex aloosan dowladda federaalka iyo maamulka Jubbaland. Barnaamijka waxaa marti ku ah Prof. Liibaan Ciise oo Bare ka ah Jaamacadda Muqdisho. </description>
Martida Makarafoonka: Garyaqaan Amiin Haaruun
            <description>Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay falanqeyn ku aaddan waxa iska baddali kara hannaanka socdaalka iyo soo galootiga ee Mareykanka marka uu talada la wareego Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka, Donald Trump.  </description>
Martida Makarafoonka: Itoobiya iyo howlgalka cusub ee AUSSOM
            <description>Barnaamijka toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay falanqeyn ku aaddan kaalinta ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah ATMIS oo ay Soomaaliya ku dhawaaqday in ciidanka Itoobiya aysan ka mid noqon doonin ciidamada howlgalka cusub ee nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AUSSOM loo soo gaabiyo. </description>
Martida Makarafoonka: Sharaxaadda Doorashada Mareykanka
            <description>Barnaamijka toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay siyaasadaha gudaha iyo dibadda ee musharraxiinta madaxtinimada Mareykanka Kamala Harris iyo Donald Trump. Waxaa marti ku ah Maxamed Shiikh Xuseen oo ah falanqeeye ka faalloda siyaasadda iyo dhaqaalaha.
Barn. Martida Makarafoonka: Dr. Cabdinuur Shiikh Maxamed
            <description>Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka toddobaadkan waxaa marti ku ah Dr. Cabdinuur Shiikh Maxamed oo ah Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya. Barnaamijka waxaa soo saaray soona jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.</description>
Barn. Martida Makarafoonka: Gud. Muuse Xassan Yuusuf
            <description>Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka toddobaadkan waxaa marti ku ah Muuse Xassan Yuusuf oo ah guddoomiyaha Komishinka Doorashooyinka Somaliland. Barnaamijka waxaa soo saaray soona jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.</description>
Barn. Martida Makarafoonka: Cabdulqaadir Xuseen Maax
            <description>Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka toddobaadkan waxaa marti ku ah Cabdulqaadir Nuur Xuseen Maax oo ah qoraa iyo bare soona noqday Guddoomiyaha Akadeemiyadda Af-Soomaaliga oo ka hadlaya taariikhda Maalinta Calanka iyo wacyiga dhallinyarada xilligan iyo calanka Soomaaliya. </description>
Barn. Martida Makarafoonka: Wasiir Cali Balcad
            <description>Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka toddobaadkan waxaa marti ku ah Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Cali Cumar (Cali Balcad) oo nagu soo booqday xarunta VOA ee magaalada Washington, DC. </description>
Barn. Martida: Agaasimaha Bangiga Dhiigga
            <description>Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka toddobaadkan waxaa marti ku ah Agaasimaha Bangiga Qaran ee Dhiigga oo dhowaan laga furay Muqdisho Dr. Cabdiraxmaan Xassan Maxamed. Barnaamijka waxaa soo diyaariyay, soona jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.