Doorashada Mareykanka 2024 - VOA
Doorashada Mareykanka 2024 - VOA
        <language>so</language>
Madaxweyne Trump oo saxiixay tobnaan amar madaxweyne
            <description>Washington — Dhowr saacadood kaddib marki loo dhaariyay xilka madaxweynaha 47-aad ee Mareykanka, ayuu madaxweyne Donald Trump xalay fiidkii saxiixay tobanaan wareegto madaxweyne oo kala duwan.
Qaarkood ayuu ku hor saxiixay ilaa 20,000 ka mid ah taageerayaashisa oo isugu tagay xalay garoonka kubadda koleyga ee Caiptal One Arena ee magaaladan Washington D.C.
Warbixin ay wakaaladaha wararka AP ka qortay, waxaa innoo soo koobaya Nur Hassan Nur.
Trump oo noqday madaxweynaha 47-aad ee Mareykanka
            <description>Washington  — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shalay si rasmi ah loogu dheeriyay muddo xileedkiisa labaad, isaga oo noqday madaxweynaha 47-aad ee maamula Mareykanka.
Khudbad uu jeediyay dhaarta kaddib ayuu kaga hadlay arrimo badan oo ku saabsan waxa uu qaban doono maalmaha ugu soo horreeya maamulkiisa cusub. Wariyaha VOA-da ee Aqalka Cad Patsy Widakuswara ayaa warbixintan diyaarisay waxaa soo jeedinaya Nur Hassan Nur.
Madaxda caalamka oo u hambalyeeyay Trump 
            <description>Washington — Hoggaamiyeyaasha adduunka ayaa Isniintii ugu hambalyeeyay madaxweyne Donald Trump munaasabadda caleema saarka madaxweynaha 47aad ee Mareykanka.
Hogaamiyayaasha waxa ka mid ahaa kuwa Ukraine, Israel iyo Jarmalka. Ibraahim Xassan Dandurey ayaa isha soo mariyay warbixin ay qortay VOA.
Sawirrada caleemo-saarka Trump
            <description>Donald Trump ayaa maanta oo Isniin ah loo dhaariyay inuu noqdo madaxweynaha 47-aad ee dalka Mareykanka, halka JD Vance loo dhaariyey madaxweyne ku-xigeen, munaasabad dhacday caasimadda Washington DC, January 20, 2025.
Qubanaha VOA: Caleemo-saarka madaxweyne Donald Trump 
            <description>Barnaamijka Qubanaha VOA waxa uu maanta ku saabsan yahay caleemo-saarka madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump. </description>
Trump oo la wareegay xilka madaxweynaha Mareykanka 
            <description>Donald Trump ayaa loo dhaariyay madaxweynaha 47-aad ee Mareykanka Isniinta maanta, isagoo ballan-qaaday "kacaan caqli saliim ah ", wuxuuna xilka la wareegay iyadoo Jamhuuriyiintu ay maamulayaan labada gole ee sharci dejinta Mareykanka.</description>
Taariikhda caleemo-saarka madaxweyne ee Mareykanka 
            <description>Astaanta lagu garto ku dhawaad 250-kii sano ee dimoqraadiyadda Mareykanka ay soo jirtay ayaa ah isku wareejinta awoodda madaxtinimo si nabad ah ee afartii sano mar dalkan uga dhacda.</description>
Barnaamij gaar ah: Saameynta Mareykanka ee Geeska Afrika
            <description>Kusoo dhowaada barnaamij gaar ah oo aan ku eegeyno saameynta iyo taageerada dowladda Mareykanka ee Geeska Afrika, gaar ahaan Soomaaliya iyo filashada laga qabo nidaamka cusub ee madaxweyne Trump.</description>
Waa kuma Donald Trump? - Sooyaalka taariikhdiisa
            <description>Donald Trump ayaa marka maanta la dhaariyo wuxuu noqon doonaa madaxweynihii 47 aad ee Mareykanka, wuxuuna markii labaad ku noqonayaa Aqalka Cad.</description>
Trump oo mar kale maanta loo dhaarinayo madaxweyne
            <description>Madaxweynaha cusub ee Mareykanka ayaa lagu wadaa in maanta oo Isniin ah lagu caleema-saaro Aqalka Congress-ka ee Capitol Hill ee magaaladan Washington DC.
Xafladda Caleema-saraaka ayaa waxaa ka qeybgalaya marti sharaf isaga kala timid caalamka iyo gudaha Mareykanka.
Saacado ka hor inta aanan xilka loo dhaarinin, ayuu madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump waxa uu xalay magaalada Washington D.C kula hadlay kumannaan ka mid ah taageerayaashiisa.
Maxamed Colaad Xassan ayaa...</description>
Waa kuma JD Vance? - Taariikh nololeedkiisa
            <description>Washington  — Senator JD Vance, oo ah shaqi ku soo koray nolol dhaqaale ahaan hooseysa, ayaa maanta loo dhaarinayaa madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka.
Vance ayaa ku barbaaray magaalo warshadeed oo dhibaatooyinka dhaqaalaha la daalaa dhacaysay oo ku taalla gobolka Ohio bartamaha Maraykanka.
Waxbarashadiisii asaasiga ahayd kadib, wuxuu u sii gudbay jaamacad ka mid ah kuwa ugu wanaagsan uguna qaalisan Maraykanka, isaga oo hadda noqon doonaa mid ka mid ah madaxweyne-ku-xigeenada ugu da’da...</description>
Waa tuma Melania Trump - Xaaska Donald Trump? 
            <description>Washington  — Gabadha reer Slovenia ee soo noqotay Marwada Koowaad ee dalkan, Melania Trump ayaa heysata waaya aragnimo macaan iyo qaraar isku jira iyo dareenkii xooganaa ee ku soo jeestay markii odeygeeda Donald Trump uu madaxweyne noqday sanadkii 2016-kii.
Haatan Melania Trump mar kale ayey ku soo noqotay Aqalka Cad. Weriyaha VOA Veronica Balderas ayaa warbixintan diyaarisay. Waxaa inoo soo jeedinasya Falastiin Axmed Iimaan.
Taariikh nololeedka Usha Vance, xaaska JD Vance
            <description>Washington — Usha Vance ayaa noqon doonta marwada labaad ee Maraykanka, taasi oo ka dhigaysa gabadhan qareenka ah ee wax ku bartay jaamacadda Yale xaaskii u horreeyay ee  madaxweyne ku xigeen ee ka soo jeedda Koonfurta Aasiya.
Weriyaha VOA-da ee Aqalka Cad Anita Powell ayaa eegeysa taariikh nololeedkeeda - iyo sida ay ula jaanqaadi karto mihnadda siyaasadeed ee ninkeeda iyo teeda maadaama ay isu diyaarinayso inay u soo wareegto Washington DC. Caasha Ibrahim ayaa noo haysa.
Washington DC oo isu diyaarisay caleemo-saarka Trump
            <description>Washington  — Washington waxaa toddobaadkan ka dhacaya dhowr dhacdo oo muhiim ah oo ay soo raacdo cimilada aadka u qabow.
Waxyaabaha ay martigelineyso Washington Dc waxaa ka mida  dhowr maalmood oo kale oo heerkul aad usii qaboobi doono, dad fara badan iyo boolis loogu talagalay caleema-saarka madaxweynaha iyo mudaaharaadyada la xiriira ee ka dhacaya magaalada toddobaadka soo socda.
Warbixin ay VOA qortay waxaa inoo haya Cabdulqaadir Samakaab.
Khilaafka Trump iyo Colarado ee muhaajiriinta
            <description>Gudoomiyaha gobolka Colorado ayaa sheegay inuu soo dhawaynayo caawinta dawladda dhexe ee lagu masaafurinayo burcadda balse uu ka soo horjeesan doono qorshayaal balaaran oo lagu masaafurinayo muhaajiriinta.  
Trump oo Ferguson u magacaabay FTC
            <description>Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump wuxuu u xushay Andrew Ferguson inuu hogaamiyo Guddiga Ganacsiga ee Federaalka (FTC).</description>
Trump oo isku dayaya inuu badbaadiyo TikTok
            <description>Mike Waltz oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka, isla markaana ah xulashada madaxweynaha la-doortay Donald Trump ee la-taliyaha amniga qaranka, ayaa Arbacadii sheegay in madaxweynaha cusub uu sahminayo siyaabo TikTok ay uga sii jiri karto Mareykanka.</description>
Trump oo u xushay Andrew Ferguson in uu hoggaamiyo FTC
Trump oo doonaya Greenland iyo Panama Canal 
            <description>Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa diiday inuu meesha ka saaro inuu isticmaalo jujuub ciidan ama cadaadis dhaqaale si uu u hanto kanaalka Panama iyo jaziiradda barafku dul-hogayo ee Greenland.  </description>
Trump oo doonaya Panama Canal iyo Greenland 