Faaqidaadda Toddobaadka - VOA
        <description>Faaqidaadda Toddobaadka</description>
Faaqidaadda Toddobaadka - VOA
        <language>so</language>
Faaqidaadda: Doorka haweenka Somaliland ee siyaasadda
            <description>Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxaan ku eegeynaa doorka dumarka Somaliland iyo ka-qeybgalka ay ku leeyihiin siyaasadda. Barnaamijkan waxaa magaalada Hargeysa ku soo diyaariyey wariyaheena Khadar Maxamed Cakule.
Faaqidaadda: Doorka dhallinyarada ee mashaariicda dib u dhiska dalka
            <description>Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay mashaariicda maalgashiga iyo dib u dhiska ee laga hirgalinayo dalka iyo kaalinta ay ku leeyihiin dhallinyarada. </description>
Faaqidaadda: Tahriibka dhallinyarada iyo doorka shaqo la’aanta
            <description>Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay tahriibka dhallinyarada iyo doorka ay shaqo la’aantu ku leedahay.  </description>
Faaqidaadda: Doorka DFS ee dagaalka Puntland kula jirto Daacish
            <description>Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dagaalka ay Puntland kula jirto maleeshiyada Daacish iyo doorka dowladda federaalka.</description>
Faaqidaadda: Shanta sano ee uu Qoor Qoor hogaaminayey Galmudug
            <description>Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay muddada uu xilka hayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor Qoor ee shanta sano ah, maxaa horumar ah oo maamulka uu sameeyey.</description>
Faaqidaadda: Maal-gashiga qurbo-joogta ee Soomaaliya
            <description>Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay maalgashiga qurba-joogta Soomaaliyeed ee dalka iyo caqabadaha haysta.</description>
Faaqidaadda: Ma la xalin karaa khilaafka siyaasadeed ee Soomaaliya?
            <description>Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay; ayada oo muddo xileedka dowladda madaxweyne Xasan Sheekh uu sii dhammaanayo, welina ay jiraan khilaafyo siyaasadeed oo kala duwan, xal ma loo heli karaa muddada harsan kahor inta aan la gaarin doorashada.
Waxaa Muqdisho ka soo diray wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
Faaqidaadda: Khilaafka ka taagan doorashooyinka Soomaaliya 
            <description>Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay khilaafka ka taagan doorashooyinka Soomaaliya, iyo sababta mar kasta keenta khilaafka noocan ah xilliga uu dhammaadka ku dhow yahay muddo xileedka dowladda markaas jirta.</description>
Faaqidaadda: Heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya
            <description>Addis-Ababa — Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay; heshiiska ay Soomaaliya iyo Itoobiya ku gaareen in ay dib u soo celiyaan xiriirkooda diblomaasi iyo arrimaha ku xeeran. Waxaa soo diyaarisay, nalana socodsiinaysa wariyaha VOA ee Muqdisho Saynab Abukar.
Faaqidaadda: Colaad beeleedyada sii kordhaya ee Soomaaliya
            <description>Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay colaad beeleedyada sii kordhaya ee ka taqaan qeybo ka mid ah Soomaaliya iyo waxa sababay. </description>
Faaqidaadda: Doorka dhallinyarada ee horumarka bulshada
            <description>Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay; dhallinyarada iyo doorka ay ku leeyihiin horumarka bulshada. </description>
Faaqidaadda: Doorasho qof iyo cod ma ka dhici kartaa Soomaaliya?
            <description>Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; doorasho toos ah ama qof iyo cod ah ma ka dhici kartaa Soomaaliya? </description>
Faaqidaadda: Xukuumadda uu soo dhisay madaxweynaha Somaliland
            <description>Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadkan ku saabsan yahay xukummadii uu dhawaan soo dhisay madaxweynaha cusub ee Somaliland Cabdiraxmaan Cirro. </description>
Faaqidaadda: Khilaafka Dowladda Federaalka iyo Jubaland 
            <description>Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay khilaafka u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Jubaland oo isku rogay dagaal ka dhacay Raas Kambooni oo dhex-maray ciidamada labada dhinac.</description>
Faaqidaadda: Xiisadda Dowladda Federaalka iyo Jubaland
            <description>Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xiisadda ka dhex-oogan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubaland ee salka ku haysa arrimaha doorashooyinka dalka.</description>
Faaqidaadda: Doorashooyinkii Somaliland iyo muranka hareeyey kuwa Jubaland 
            <description>Muqdisho — Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ka kooban yahay laba qeyb, ayada oo qeybta hore aan ku eegeyno doorashooyinkii ka dhacay Somaliland, halka qeybta labaad ay ku saabsan tahay muranka hareeyey doorashada Jubaland iyo khilaafka ka dhex taagan maamulkaas iyo dowladda federaalka.
Waxaa Muqdisho kusoo diyaariyey Cabdicasiis Axmed Barrow.
Faaqidaadda: Doorasho qof iyo cod ah ma ka dhici kartaa Soomaaliya? 
            <description>Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doodda la xiriirta doorashada qof iyo cod ee ka taagan Soomaaliya, taasi oo aad la isugu khilaafsan yahay. Haddaba xilligan doorasho qof iyo cod ah ma ka dhici kartaa Soomaaliya?</description>
Faaqidaadda: Soomaalida iyo doorashada Mareykanka
            <description>Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doorka Soomaalida ee doorashada madaxweynaha Mareykanka ee dhaceysa 5-ta November, iyo sida ay u kala taageerayaan musharaxiinta madaxweyne.</description>
Faaqidaadda: Maxaa sabab u ah colaad beeleedyada gobolka Gedo?
            <description>Barnaamika Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay sababta soo cel-celisa colaad beeleedyada Soomaaliya, gaar ahaan colaaddii dhowaan ka dhacday degmada Luuq ee gobolka Gedo.
Waxaa Kismaayo ka soo diray Aadan Maxamed Salaad.
Faaqidaadda: Doorka haweenka ee doorashooyinka Somaliland
            <description>Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doorashooyinka Somaliland iyo kaalinta haweenka ee ka qaybgalka siyaasadda. </description>