Soomaaliya - VOA
Soomaaliya - VOA
        <language>so</language>
Tartan Qur'aanka Kariimka ah oo Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay
            <description>MUQDISHO — Magaalada Muqdisho waxaa habeenkii Khamiista ee ay Jimcaha soo galeysay lagu qabtay, xaflad abaalmarinno lacageed lagu guddoon siiyay dhalinyaro isugu jiray wiilal iyo gabdho oo kaalimaha hore kasoo galay, tartanka sannad-laha ah ee Qur’aanka Kariimka ah. 
Tartankan oo ay saddexdi sano ee lasoo dhaafay qabaneysay Dowladda Soomaaliya, ayaa waxaa sannadkaan marki ugu horreysay xafladda xiritaanka lagu qabtay xarunta madaxtooyada Soomaaliya. 
Kaalinta koowaad ee tartankan ayaa...</description>
            <category>Soomaaliya</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/1d6bf5b5-ef38-4c56-362b-08dd5c897904_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Cudur aan la aqoon oo dad ku dilay Karkaar, Puntland 
            <description>Mas’uuliyiinta degmada Rako Raaxo ee gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegay in ugu yaraan afar qof ay dhinteen ka dib markii uu halkaasi ka dilaacay xanuun soo ritay dadka deegaanka, kaas oo aan ilaa hadda noociisa la garan.
Guddoomiyaha degmada Rako Raaxo ee gobolka Karkaar, Cabdirashiid Cumar Siciid ayaa VOA u sheegay in xanuunka uu wato qufac iyo qandho daran, taas oo sababtay in, inta ay xaqiijiyeen, afar qof oo labo ka mid ah ay yihiin dumar ay u dhinteen.
Waxa uu la hadlay wariyaha...</description>
            <category>Soomaaliya</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/4915fdca-adac-43d9-091e-08dd5c8b1668_w800_h450.png" length="0" type="image/png"/>
NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
            <description>Muqdisho — War-saxaafadeed xalay ka soo baxay Hay’adda Nabad-sugidda Soomaaliya (NISA) ayaa lagu sheegay in duqeymo cirka ah lagu dilay ilaa 41 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab.
NISA waxay sheegtay in duqeymaha dhanka cirka ah ay ka dhaceen deegaannada Boos-Hareeri iyo Jambaluul, oo ka kala tirsan gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose.
Dhanka kale, Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa Khamiistii shalay u sheegay warbaahinta dowladda in duqeymo...</description>
            <category>Soomaaliya</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/1AC50B0B-9C05-44F8-867A-D9BBFD8DC0D9_w800_h450.png" length="0" type="image/png"/>
Faaqidaadda: Doorka haweenka Somaliland ee siyaasadda
            <description>Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxaan ku eegeynaa doorka dumarka Somaliland iyo ka-qeybgalka ay ku leeyihiin siyaasadda. Barnaamijkan waxaa magaalada Hargeysa ku soo diyaariyey wariyaheena Khadar Maxamed Cakule.
Bandhigga VOA: Xaaladda Muqdisho ee bisha Ramadaan
            <description>Muqdisho — Barnaamijka Bandhigga VOA toddobaadkan wuxuu diiradda saarayaa xaaladda guud ee shacabka Muqdisho, gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha, amniga, iyo nolosha inta lagu jiro bisha Ramadaan.
Wariyaha VOA ee Muqdisho, Cabdicasiis Axmed Barrow, ayaa soo jeedinaya.
Soomaaliya oo daah-furtay bixinta kaararka qaxootiga 
            <description>Muqdisho — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daah-furtay Xeerka Qaxootiga iyo Magangelyo-doonka, kaasoo loogu talagalay in lagu maareeyo arrimaha qaxootiga iyo barakacayaasha ku sugan gudaha dalka.
Daahfurka xeerkan, oo ka dhacay xarunta Hay’adda Qaxootiga Qaranka, ayaa ka dhigan in Soomaaliya, oo kasoo kabaneysa colaado sokeeye oo muddo dheer hareeyay, ay hadda mihangalyo siinayso qaxooti iyo dad ajnabi ah oo dalalkooda kasoo cararay.
Warbixin ku saabsan arrintan waxaa noo...</description>
Sanaag: Maleeshiyo beeleed hubkooda wareejiyey
            <description>Ceerigaabo — Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Maxamed Cali Aw-Cabdi, ayaa dhowaanahan ku sugnaa gobolka Sanaag si uu xal ugu helo maleeshiyo beeleedyo hubeysnaa oo deegaanka ku dagaallamayey.
Ugu dambeyn, madaxweyne ku-xigeenka iyo odayaasha dhaqanka ayaa ku guuleystay in kooxihii hubeysnaa ay hubka dhigaan, sida uu warbixintan ku eegayo wariyaha VOA-da ee Hargeysa, Xamse Cali Jeesto.
Falanqeyn ku saabsan ciyaaraha Champions League
            <description>Madrid — Xalay waxaa la soo gabagabeeyay wareeggii labaad ee tartanka horyaalka caanka ah ee kooxaha kubadda cagta Yurub, UEFA Champions League.
Warbixin iyo falanqeyn ku saabsan sheekooyinkii xiisaha lahaa ee laga diiwaan-geliyay ama ku jiray cayaarahii dhacay waxaa noo diyaariyay Cabdulqaadir Maxamed Mursal, oo ku sugan Washington, DC.
Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan 
            <description>Laascaanood — Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, waxaa bisha Ramadaan ku soo batay ganacsiyada yaryar ee ka furmay suuqyada iyo laamiyada magaalada.
Wariyaha VOA-da ee Laascaanood, Cabdikariin Olol, ayaa haddaba warbixin la xiriirta arrintaas inoo haya.
Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
            <description>Ciidamada amniga ee dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Hirshabeelle ayaa ku guuleystay inay soo afjaraan rag ka tirsan kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab, kuwaas oo shalay weerar ku qaaday hotel ku yaalla magaalada Beledweyne. </description>
            <category>Soomaaliya</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/75c56db7-7271-4022-9038-4df480166808_cx0_cy4_cw0_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah 
            <description>Ugu yaraan 50 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal duqeyn ah oo laga fuliyay deegaanka Damasha Shabeelow ee gobolka Shabeellaha Dhexe, sida uu sheegay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS).</description>
            <category>Soomaaliya</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/01000000-0aff-0242-3bc8-08dc80b05711_cx0_cy3_cw0_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Wararkii ugu dambeeyey ee weerarka Beledweyne
            <description>Beledweyne — Ugu yaraan lix qof, oo ay ku jiraan laba nabadoon oo caan ka ah Galbeedka Beledweyne, ayaa ku dhintay, shan kalena way ku dhaawacmeen weerar qarax ku billaawday oo rag hubeysan oo ka tirsan kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab ay saaka aroortii ku qaadeen hotelka Qaahira ee magaalada Beledweyne, xarunta gobolka Hiiraan.
Wararka ka imanaya magaalada ayaa sheegaya in ilaa iyo caawa rasaas goos goos ah laga maqlayay hotelka gudihiisa, halkaas oo ay ku hareereysan yihiin ciidamo ka...</description>
            <category>Soomaaliya</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/23ab632b-ac38-4503-0599-08dd5c8b1668_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Al-Shabaab oo weeraray hotel ku yaalla Beledweyne 
            <description>Dagaalyahanno hubeysan ayaa maanta weerar ku qaaday hotel ku yaalla magaalada Baladweyne ee bartamaha Soomaaliya, halkaas oo ay ku sugnaayeen odayaal dhaqameed iyo mas’uuliyiin dowladda ka tirsan, sida ay sheegeen goobjoogayaal iyo ehello la hadlay Reuters.</description>
            <category>Soomaaliya</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/3250C85B-34C0-4C04-8F04-519204BAF4C9_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
NISA oo sheegtay in 16 Al-Shabaab ah ay ku dishay Basro
            <description>Ciidanka Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay aagga deegaanka Basro ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo ay ku dileen maleeshiyaad ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, sida lagu sheegay war rasmi ah oo ka soo baxay hay'adda.</description>
            <category>Soomaaliya</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/01000000-0aff-0242-3bc8-08dc80b05711_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Muxuu yahay cudurka indhaha ku dhaca ee Glaucoma?
            <description>Muqdisho — Sanad walba, 12-ka Maarso oo ku beegan berri oo Arbaco ah, ayaa dunida laga xusaa cudurka Glaucoma, kaas oo ah cudur indhaha biyaha ku fura una keena dhibaato xoog leh.
Cudurkan, oo si sahlan aragga uga qaada qofka, halistiisa iyo sida wax looga qaban karo waxaa wariyaheena Muqdisho, Xasan Kaafi Qoyste, ka waraystay Agaasimaha Isbitaalka Mustaqbal ee magaalada Muqdisho, Dr. Cabdisamad Xasan Haye.
            <category>Soomaaliya</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/01000000-0a00-0242-b3c3-08dc32ce6efc_cx34_cy6_cw65_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Jigjiga: Shacabka oo ka cabanaya sicir-barar 
            <description>Jigjiga — Waxaa shalay dhammaaday tobanka hore ee bisha barakeysan ee Ramadaan, iyadoo haatan la galay tobanka dhexe ee Ramadaan.
Soonka sanadkan ayaa ku soo aaday xilli jiilaal ah inta badan dhulka Soomaalida ee Geeska Afrika. Magaalada Jigjiga, qoysaska iyo ganacsatada ayaa ka cabanaya sicir-barar. Warbixintan waxaa Jigjiga kasoo diray Mohamed Abdirahman Gata.
            <category>Soomaaliya</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/190EF54F-F91A-4BC0-83F4-0955784667FD_cx0_cy23_cw0_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori 
            <description>Hargeysa — Somaliland ayaa Isniintii shalay dib u furtay dhul daaqsimeedka seeraha Banka Aroori ee gobolka Togdheer.
Seerahan ayaa waxaa ka faa’iideysan doona xoolo gaaraya in ka badan hal milyan iyo shan boqol oo neef. Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakulle.
            <category>Soomaaliya</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/cb78abf4-70c4-46ce-0b1a-08dd5c8d307c_w800_h450.png" length="0" type="image/png"/>
Wareysi: Maxaa ka cusub shidaal sahminta Soomaaliya?
            <description>Muqdisho — Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in inta badan sahmintii shidaalka ee shirkadda Turkiga ay ka wadday Soomaaliya ay soo gabagabowday.
Wasiirka Shidaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed ayaa VOA-da u sheegay in boqolkiiba toddobaatan la dhameeyay sahminta shidaalka Soomaaliya.
Wasiirka ayaa dhanka kale wuxuu dhawaan heshiis dhinaca shidaalka iyo macdanta ah la galay dalka Azerbaijan.
Falastiin Axmed Iimaan ayaa ugu horreyn wasiirka weydiisay safarkii uu dhawaan ku tegay...</description>
            <category>Soomaaliya</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/13ba58bf-aeef-44c4-2fe2-08dd5c897904_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Britain oo $40 milyan ugu deeqday Soomaaliya
            <description>Safaaradda Britain ee Muqdisho ayaa maanta ku dhawaaqday in ay Soomaaliya siinayso in ka badan $40 milyan oo gargaar bani’aadannimo iyo caafimaad ah, si wax looga qabto baahiyaha degdegga ah ee haysta bulshooyinka ugu nugul.</description>
            <category>Soomaaliya</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/7ba31d59-5959-4ded-99cd-d901e7b126aa_cx0_cy6_cw0_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Baarlamanka Soomaaliya oo ansixiyey laba hindise sharciyeed
            <description>Muqdisho — Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa ansixiyey hindise- sharciyeedyada kala ah sharciga Cadaaladda Da'yarta Soomaaliyeed, iyo sharciga canshuuraha dakhliga.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Muqdisho inooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
            <category>Soomaaliya</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/fc91ef78-17f0-4d56-895e-1debffc23eb5_cx0_cy10_cw0_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>