Ciyaaraha - VOA
        <description>Ciyaaraha</description>
Ciyaaraha - VOA
        <language>so</language>
Falanqeyn ku saabsan ciyaaraha Champions League 
Natiijada ciyaarihii xalay ee Koobka Horyaallada Yurub
            <description>Afar kulan oo ka tirsanaa lugta koowaad ee Koobka Kooxaha Horyaallada Yurub ayaa xalay dhacay, iyadoo ay guul taariikhi ah ciyaarahaasi ka soo hoysay Arsenal.
Kooxda reer London ayaa 7-1 ku garaacday naadiga PSV Eindhoven ee dalka Holland. Guushaasi ayaana gashay taariikhda kooxda Arsenal ee tartankan, kaddib markii ay noqotay guushii ugu cuslayd ee ay abid kasoo hoyso iyada oo ku ciyaareysa meel ka baxsan garoonkeeda.
Ciyaarta oo ka dhacday garoonka Philips Stadion ee kooxda PSV, ayaa...</description>
Wararkii ugu dambeeyay ee ciyaaraha
            <description>Washington  — Waxaa xalay Ingiriiska iyo Talyaaniga ka dhacay ciyaaro xiiso lahaa, halka caawa lagu wado in ay billowdaan wareegga 16-ka ee Koobka Kooxaha Yurub.
Wararkii ugu dambeeyay ee ciyaaraha, waxaa inoo haya wariyaha VOA-da, Maxamuud Mascadde.
Wareysi: Suleyman Xasan Waaberi oo u sharaxay xubin guddiga FIFA ah
            <description>Suleyman Xasan Waaberi, oo ah guddoomiyaha xiriirka Kubadda Cagta ee Jamhuuriyadda Jabuuti iyo guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Kubadda Cagta ee qaaradda Afrika, ayaa VOA-da u sheegay inuu u tartamayo xubin ka mid ah Guddiga Kubadda Cagta Adduunka ee FIFA.</description>
Natiijooyinka cayaarihii xalay ka dhacay Yurub
            <description>Barcelona  — Xalay waxaa meelo ka mid ah Yurub ka dhacay, ciyaaro ka tirsan horyaallada waaweyn gaar ahaan kan Spain. Wararki u danbeeyay waxaa innoo haya, Maxamuud Mascadde.
Philadelphia Eagles oo ku guuleysatay Super Bowl-ka 
            <description>New Orleans — Kooxda Philadelphia Eagles ayaa xalay si cajiib ah ugu guuleysatay koobka Super Bowl-ka ee ciyaarta kubadda cagta Mareykanka, kaddib markii ay 40-22 uga adkaatay kooxda horyaalka difaacaneysay ee Kansas City Chiefs.
Kooxda Chiefs ayaa si weyn loogu saadaalinayay inay guuleysan doonto, maadaama ay horey u qaadeen shan jeer lixdii final ee ugu dambeysay, halka kooxda Eagles ay hanteen labadii final ee ugu dambeysay.
Ciyaarta oo ka dhacday garoonka Caesars Superdome ee...</description>
Nugaal oo qaaday koobka ciyaaraha gobollada Puntland
            <description>Garoowe — Xulka kubadda cagta gobolka Nugal ayaa shalay ku guuleystay koobka tartanka kubbadda cagta ee goobollada Puntland, kaddib marki ay ciyaarti kama danbeysta 4-2 uga badiyeen xulka Bari.
Warbixintan waxaa Garowe kasoo diray, Nuh Mussa Birjeb.
Ciyaaraha gobollada Puntland oo maanta lasoo gaba-gabeynayo
            <description>Garoowe — Waxaa galabta lagu wadaa in magaalada Garowe lagu soo gaba gabeeyo tartan kubadda cagta ah oo maalmahan halkaasi uga socday kooxo matalayay gobollada Puntland.
Ciyaarata kama danbeysta ah ayaa waxaa isaga hor imaan doona Bari iyo Nugal. Sida tartankan uu ku billowday iyo heerarka uu soo maray, ayuu wariyaha VOA-da ee Bosaso, Yusuf Maxmuud Yusuf ka wareystay, Xoghayha Guud Xiriirka Kubadda Cagta Puntland, Mustafe Cabdirixmaan Majacas.
Liverpool oo xoojisay hoggaanka horyaalka EPL
            <description>Liverpool — Ku soo dhawaada wararkii ugu danbeeyay ee ciyaaraha kubadda cagta, gaar ahaan kuwa horyaalka heerka koowaad ee England ee Premier League.
Waxaa innoo haya Maxamuud Mascadde.
Goolhaye Jeylaani Khaliif oo geeriyooday
            <description>Afgooye — Waxaa Isniintii shalay magaalada Afgooye ku geeriyooday, ALLAH ha u naxariistee, Jeylaani Khaliif oo ahaa Goolhayihii hore ee kooxda kubadda cagta Horseed iyo Xulka Qaranka Soomaaliya.
Jeylaani Khaliif oo lagu nanaaneesi jiray “Baba Jeey” ayaa lagu tilmaamaa in uu ahaa goolhayihii ugu fiicnaa ee soo maaraya kooxihi kubbada cagta Soomaaliya, isaga oo xulka qaranka u saftay in ka badan 100 kulan.
Haddaba, Nuur Xasan Nuur ayaa goor dhaweyd khadka telefoonka kula xiriiray...</description>
Maxay ka dhigantahay guusha xulka qaranka Soomaaliya ee 17-jirrada?
            <description>MUQDISHO— Xulka kubadda cagta Soomaaliya ee 17 jirrada ayaa u soo gudbay wareega Semi-finalka ee Koobka Bariga iyo Bartamaha, oo ay difaacanayaan. 
Haddaba, Soomaaliya mar kale maku guuleysan kartaa tartankan? Warbixintaan waxaa Muqdisho kasoo diray, wariyaha VOA-da, Maxamed Xiddir.
Rúben Amorim oo loo magacaabay macallinka Manchester United 
            <description>Manchester United ayaa u magacowday Rúben Amorim inuu noqdo macallinka bedelaya Erik ten Hag, sida ay kooxda sheegtay Jimcaha maanta ah, iyadoo rajeyneysa in mid ka mid ah tababarayaasha ugu wanaagsan Yurub ee da’da yar, uu dib ugu soo celiyo guulaheedii hore.</description>
Manchester United oo ceyrisay tababare Erik Ten Hag 
            <description>Kooxda Manchester United ayaa shaqada ka ceyrisay tababare Erik ten Hag, kadib markii ay si liidato ku billaabatay horyaalka Premier League.</description>
Tartanka Champions League ee Yurub oo xalay furmay
            <description>Madrid — Waxaa xalay furmay tartanka xiisaha leh ee dhinaca kubadda cagta ee kooxaha horyaallada Yurub ee loo yaqaanno Uefa Champions League.
Tartanka ayaa xilli ciyaareedkaan 2024-2025-ka ka duwan sidi hore. Waxaa ka qeybgalaya 36 koox, iyada oo wareeggiisa koowaad ay kooxaha qaab dhibco tirsi ah sida horyaallada caadiga ah oo kale ay ugu tartami doonaan.
Waxaa innoo haya Nuur Xasan Nuur iyo Maxamuud Mascadde.
Wararkii ugu dambeeyey ee ciyaaraha 
            <description>Xubintii Cayaaraha Toddobaadka. Waxaa magaalada Muqdisho ku soo diyaariya Mahad Cali Xiddir.
            <category>Ciyaaraha</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/01000000-0a00-0242-eaf8-08dc21834640_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
 Warbixin guud oo ka hadlaysa ciyaaraha Olympics ee ka socda Paris
            <description>Caasimadda dalka Faransiiska ee Paris waxaa ka socda ciyaarihii Olombikada (Olympics), kuwaas oo sannadkan ku soo beegmay, xilli ay caalamka ka jiraan xiisado siyaasadeed oo aad u cakiran.
Masuuliyiinta Faransiiska ayaa ku bixiyey illaa $1.5 billion oo dollar, sidii loo nadiifin lahaa webiga Siene River ee dhex mara magaalada Paris, kaas oo ka mida goobaha loo isticmaalayo tartanada kala duwan ee dhacaya inta ay socdaan ciyaarahani.
Tartankan waxaa ka qayb galay in ka badan 10,000 oo...</description>
Ciyaaraha Olimbikada Adduunka ee 2024-ka oo ka furmay Paris
            <description>Jimcihi shalay, waxaa si rasmi ah magaalada Paris ee caasimadda dalka Faransiiska uga furmay, ciyaaraha Olimbikada Adduunka ee sannadkan 2024-ka.
Ciyaarahan oo afarti sanabada mar la qabto, ayaa xafladdii furitaanka waxaa hadheeyey roobab ka da’ay magaalada iyo weliba weeraro xidhiidh ah oo lala beegsaday khadadka tareenada ee magaalada Paris.
Wararkii ugu dambeeyey ee wakaaladaha wararku ka qoreen arrintan waxaa innoo haya, Ismaaciil Xuseen Farjar.
Todobaadka Ciyaaraha Soomaalida Toronto oo lasoo gaba gabeeyay
            <description>Magaalada Toronto ee dalka Canada waxaa lagu soo gabagabeeyay toddobaadka cayaaraha Soomaalida ee Canada oo la qabanayay soddonkii sano ee lasoo dhaafay.
Waxaa tartanka ka qeyb galay 16 koox oo ka socday Yurub, Mareykanka iyo magaalooyinka kala duwan ee Canada. Waa kan Xuseen Nur Xaji oo warbixintan innoo haya.
Halkaan ka daawo qaar ka mid ah sawirrada uu noo soo diray, wariyaha VOA-da ee Toronto, Xuseen Nur Xaji.
Xulka Spain oo ku guuleystay koobka Qaramada Yurub
            <description>Berlin — Xulka kubadda cagta ee waddanka Spain ayaa xalay marki afraad ku guuleystay koobka Qaramada Yurub, kaddib marki ay ciyaati finalka oo ka dhacday magaalada Berlin ee dalka Jarmalka ay 2-1 ugu awood sheegteen dhiggooda England.
Goolasha waxaa Spain u kala dhaliyay Nico Williams iyo Mikel Oyarzabal, halka goolka kaliya ee Ingiriiska uu keenay Cole Palmer.
Haddaba faah-faahinta ciyaartan ayuu Abdulkadir Samakab ka wareystay, Cabdulcaziz Xaji Cabdulqadir, oo ka faallooda...</description>
Girmay oo ku guuleystay wareegga 3-aad ee Tour de France
            <description>Biniam Girmay oo ah ciyaaryahan xariif ku ah wadista bashkalootiga ama baaskiilka, ayaa Isniinti shalay taariikh sameeyay, kaddib marki uu noqday ciyaaryahanki ugu horreysay oo madow ah oo kasoo jeeda Qaaradda Africa oo kaalinta 1-aad ka gala tartanka caalamiga ah bashkalootiga ee Faransiiska.
Girmay ayaa ku guuleysta wareega ama marxaladda saddexaad ee tartanka Tour de France, kaddib marki uu Mark Cavendish oo ka mid ah tartamayaasha ugu caansan ciyaartan uu baaskiilka kula jabay...</description>