Maraykanka - VOA
Maraykanka - VOA
        <language>so</language>
Mareykanka oo eryay safiirkii Koofur Africa u fadhiyay Washington
            <description>WASHINGTON — Dowladda Mareykanka ayaa Jimcihii shalay ceyrisay safiirka Dowladda Koofur Africa u fadhiya magaaladan Washington, kaddib marki ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ku eedeysay in uu yahay siyaasi hurinaya isir-naceyb.
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Marco Rubio ayaa bayaan uu Jimcihii soo saaray ku sheegay, in danjire Ibraahim Rasuul aan hadda kaddib laga soo dhaweyneyn Mareykanka, isaga oo ugu yeeray in uu yahay qof neceb Mareykanka iyo Madaxweyne Donald...</description>
Midowga Yurub oo canshuur aargudasho ah ku soo rogay Mareykanka
            <description>Midowga Yurub ayaa Arbacada maanta ah ku dhawaaqay tallaabooyin ganacsi oo aargudasho ah, iyagoo soo rogay cashuuro cusub oo lagu kordhinayo badeecadaha warshadaha iyo wax-soo-saarka beeralayda Mareykanka.</description>
Mareykanka oo sii wadaya kaalmada uu siiyo Soomaaliya
            <description>Muqdisho — Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan waxba iska beddelin taageerada maaliyadeed ee ay ka hesho Dowladda Mareykanka, gaar ahaan dhinacyada horumarinta amniga iyo arrimaha bani’aadannimada.
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa sheegay in maamulka cusub ee Mareykanka ay isla afgarteen in la sii wado kaalmooyinkii Mareykanka uu siin jiray Soomaaliya. Warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo diyaariyay Cabdulqadir Maxamed Mursal.
FBI oo xirtay askari lagu eedeeyey in uu sirta ciidanka ka iibiyey Shiinaha 
            <description>FBI-da ayaa Khamiistii xirtay askari Mareykan ah oo lagu tuhunsan yahay inuu xog sir ah ka iibiyay shakhsiyaad ku sugan Shiinaha, sida ay sheegtay Waaxda Caddaaladda ee Mareykanka.</description>
            <category>Maraykanka</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/2fa6fa3c-15b5-42c6-89d2-1bfb90468de7_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Mareykanka oo wada-hadallo la furay Xamaas
            <description>Mas’uuliyiin Mareykan ah ayaa "wada-hadallo iyo doodo socda" la yeeshay hoggaamiyeyaasha Xamaas, sida ay xaqiijisay afhayeenka Aqalka Cad, Karoline Leavitt, Arbacadii, xilli xabbad-joojinta u dhaxeysa Israa’iil iyo Xamaas ee Gaza ay khatar ku jirto.</description>
Trump oo dib u dhigay canshuurihii uu saaray Canada iyo Mexico
            <description>Washington — Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa Arbacadii muddo bil ah dib u dhigay canshuur kordhin gaareysa 25% oo uu dul dhigay baabuurta ay Mexico iyo Canada u soo dhoofiyaan Mareykanka.
Hakintan ayaa ku soo beegantay xilli laga cabsi qabo in dagaalka ganacsi ee u dhexeeya dalalka deriska ah uu waxyeello u geysto saddexda shirkadood ee ugu waaweyn soo saarista baabuurta Mareykanka, oo loo yaqaanno "Big 3".
Xoghayaha warfaafinta ee Aqalka Cad, Karoline Leavitt, ayaa...</description>
            <category>Maraykanka</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/b2707072-f44c-42aa-8ccc-bde69b29e34c_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Nuxurka khudbaddii madaxweyne Trump ee Congress-ka 
            <description>Washington  — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa habeenkii xalay khudbad ka jeediyey kulan wadajir ah oo labada aqal ee Kongareeska ay lahaayeen.
Madaxweynuhu wuxuu amaanay tallaabooyinka ay dowladdiisu qaaday, si loo yareeyo shaqaalaha Dowladda Federaalka, canshuuro culus oo ay ku soo rogtay dalalka dariska ah ee xiriirka ganacsi la leh, iyo cadaadiska ay dowladdiisu saarto Ukraine si loo joojiyo dagaalka ay kula jirto Ruushka.
Intii uu Trump hadlayay, xildhibaannada...</description>
            <category>Maraykanka</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/77b03644-d224-4061-a14c-c8fd64f2858f_cx0_cy10_cw0_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Madaxweyne Trump "Ameerika way soo laabatay"
            <description>Washington — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisii ugu horreysay ee Congress-ka xilligii labaad ee madaxweynaha ku bilaabay isagoo ku dhawaaqay, "Ameerika way soo laabatay."
"Lix toddobaad ka hor, waxaan hor istaagay Aqalka Capitol-ka waxaana ku dhawaaqay xilliga dahabiga ah ee Mareykanka. Laga soo bilaabo wakhtigaas, waxa ka dambeeyay tallaabooyin degdeg ah oo aan la joojin si loo xaqiijiyo xilliga ugu weyn uguna guulaha badan taariikhda dalka," ayuu yiri...</description>
            <category>Maraykanka</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/155b6964-c5f2-4f9e-bda2-5366260fb97a_cx0_cy4_cw0_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Saameynta ka dhalan karta hakinta gargaarka Mareykanka ee Ukraine 
            <description>Washington — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii amar ku bixiyay in si degdeg ah loo joojiyo kaalmo milatari oo la siin lahaa dalka Ukraine.
Xukuumaddiisa ayaa sheegtay in tallaabadan ujeedadeedu tahay in dhinacyada lagu cadaadiyo inay miiska wadahadalka isugu yimaadaan si xal nabadeed loo helo.
Arrintan ayaa ku soo beegmaysa iyadoo hoggaamiyeyaasha Yurub ay ku adkeysteen in hubka la siiyo Kyiv uu muhiim u yahay, balse waxaa soo baxaya su’aalo ku saabsan inta Ukraine...</description>
            <category>Maraykanka</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/2e29d547-2ff1-4d9a-8f8b-08dd5b02d8d7_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Sidee ayey Dimoqraadiyiintu uga jawaabeen khudbaddii Trump?
            <description>Washington — Sida caadada u ah siyaasadda Mareykanka, xisbiga mucaaradka ah ayaa jeediya khudbad uu uga jawaabo hadal-jeedinta madaxweynaha xilka haya uu ka horjeediyo Koongareeska.
Khudbadda jawaab-celinta xisbiga Dimuqraadiga waxay xalay u xusheen, Elissa Slotkin oo ah senatarrad laga soo doorto gobolka Michigan, isla markaana hadda ku jirta sannadka koowaad ee muddo-xileedkeedii u horreeyay ee Aqalka Senate-ka.
Elissa Slotkin oo in ka badan 10 sano kasoo shaqeysay amniga qaranka,...</description>
            <category>Maraykanka</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/2b216e91-405f-4a88-aef3-3c51b1049248_cx0_cy4_cw0_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Fallanqeyn: Khudbaddii madaxweyne Trump ee Congress-ka
            <description>Washington — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa xalay fiidkii xilliga saacadda Bari ee Mareykanka, isla markaana ku beegneyd aroornimadii hore ee saacadda Bariga Afrika, khudbad ka hor jeediyay labada Aqal ee Kongareeska Mareykanka.
Khudbaddan ayaa ahayd tii ugu horreysay ee muddo shan sano ah uu ka hor jeediyo mudanayaasha labada Aqal ee Kongareeska oo isla jooga.
Trump ayaa khudbadiisii xalay kaga hadlay dhaqaalaha Mareykanka, siyaasadda gudaha, socdaalka, iyo siyaasadda...</description>
Maxay diiradda saari doontaa khudbadda Trump ee Congress-ka?
            <description>Washington  — Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa caawa oo Talaado ah 9:00 PM, xilliga saacadda bari ee Mareykanka, ama 5:00 AM subaxa Arbacada ee xilliga Muqdisho, wuxuu khudbad ka hor jeedin doona Congress-ka, isagoo soo gunaanadaya mid ka mid ah toddobaadyadii ugu cawaaqibka badnaa ee madaxweyne kasta oo cusub.
Khudbadda oo sanadahaaan doorashada lagu guda jirin loogu yeero Xaaladda Qaranka (State of the Union) ayaa siin doonta Trump fursad uu si rasmi ah ugu soo bandhigo...</description>
            <category>Maraykanka</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/31ad47fd-7dcf-4f97-a495-08dd5afe0892_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Muxuu madaxweyne Trump uga hadli doonaa khudbaddiisa Congress-ka? 
            <description>Washington — Baahida loo qabo in la joojiyo dagaallada Ukraine iyo Bariga Dhexe, canshuuraha Mareykanka ku soo rogayo dalalka kale, iyo dhimista qarashaadka dowladda federaalka ee Mareykanka, waa qaar ka mid ah mawduucyada laga filayo madaxweyne Donald Trump inuu ku iftiimiyo khudbaddiisa ugu horreysa ee muddo xileedkiisa labaad ee xafiiska uu ka jeedinayo Congress-ka toddobaadkan.
Weriye VOA, Veronica Balderas Iglesias, ayaa warbixintan inoo soo dirtay. Falastin Axmed Imaan ayaa inoo...</description>
            <category>Maraykanka</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/086e074e-c902-4a98-803b-90d1d27cf52d_cx0_cy4_cw0_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Kari Lake oo loo magacaabay la-taliyaha sare ee USAGM
            <description>Kari Lake ayaa loo magacaabay la-taliyaha saree e Hay’adda Warbaahinta Caalamiga ah ee Mareykanka (USAGM), iyadoo kala talin doonta hoggaanka hay’adda arrimaha mudnaanta u leh Maamulka Madaxweyne Donald Trump, gaar ahaan laamaha Voice of America (VOA) iyo Xafiiska Warbaahinta Cuba (OCB).</description>
            <category>Maraykanka</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/99f72809-3103-4e42-9065-08dd4a843460_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Minnesota: Darawallada Uber iyo Lyft oo doonaya inay ururada shaqaalaha ku biiraan 
            <description>Darawallada Soomaalida ee shirkadaha UBER iyo Lyft ee gobolka Minnesota ayaa doonaya inay ka mid noqdaan ururada shaqaalaha ee gobolka Minnesota. Gobolka Minnesota waxaa ka dhaqangalay sharci u oggolaanaya darawallada in Uber u kordhiso khidmada ay dadka ku qaadaan, laakiin darawallada ayaa haatan ku doodaya in sidii ay filayeen aysan wali wax u noqon, sidaasi darteedna ay haatan diyaarinayaan inay ku biiraan uruadada shaqaalaha Minnesota si ay xuquuqdooda u helaan.
Weriyaheena Maxamuud...</description>
Trump & Zelenskyy oo Hadallo Kulul Isweydaarsaday
            <description>Kulan shalay Aqalka Cad ku dhexmaray Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy, oo ujeeddadiisu ahayd sidii uu Mareykanka  u heli lahaa xuquuqda macdanta dhif iyo naadirka ah ee Ukraine, ayaa isu bedealy mid hadallo kulkulul ay labada hoggaamiye isku weydaarsadaan
Trumpna ayaa ku yiri Zelenskyy, "Ama heshiis ayaad gelaysaa ama howhsan waanu ka baxnay".
War qoraal ah oo uu soo dhigay baraha bulshada kulanka kadib ayuu madaxweyne Trump ku tilmaamay...</description>
            <category>Maraykanka</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/41995662-4606-4219-80cb-497e35369275_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Trump iyo Zelenskyy oo maanta kulmaya
            <description>Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelenskyy, ayaa lagu wadaa inuu maanta oo Jimce ah la kulmo madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, si uu u saxiixo heshiis muhiim ah oo la xiriira macdanta. </description>
Mareykanka iyo Ukraine oo kala saxiixanaya heshiis macdanta ah
            <description>Washington — Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa Arbacadii shalay sheegay in isaga iyo Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelenskyy, ay saxiixi doonaan heshiis u ogolaanaya Mareykanka xuquuq la taaban karo oo uu ku yeesho macdano naadir ah oo ay leedahay Ukraine.
Macdantan dhifka ah ee dhulka ku jirta ayay Washington u heleysaa magdhow ahaan, iyadoo beddel uga dhiganeysa hubkii ay u dirtay Kyiv, kaas oo Ukraine u adeegsatay iska caabbinta Ruushka, oo dagaal ba’an ka wada dalkaas...</description>
Hegseth oo faah-faahiyey xil ka qaadista General CQ Brown
            <description>Washington  — Xoghayaha Gaashaandhigga ee Mareykanka, Pete Hegseth, ayaa dhammaadkii toddobaadkii tegay faahfaahiyay sababihii xilka looga tuuray taliyihii taliyeyaasha ciidamada Mareykanka, General CQ Brown.
Madaxweyne Donald Trump ayaa jeneralkan shaqada uga eryay qoraal uu soo dhigay baraha bulshada Jimcihii.
Wariyaha VOA-da ee Pentagon-ka, Carla Babb, ayaa warbixintan inooga diyaarisay. Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa soo jeedinaya.
            <category>Maraykanka</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/d3c9e080-7bcc-4346-aa91-dc4f86b05641_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Trump iyo Macron oo ku kulmay Washington
            <description>Washington — Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa Isniintii sheegay inuu ku dhow yahay in uu heshiis la galo Ukraine iyo Ruushka si loo soo afjaro dagaalka Ukraine, kaddib markii uu shalay kulan ballaaran kula qaatay Aqalka Cad madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron.
Trump ayaa ku booriyay Yurub inay kaalin weyn ka qaadato maalgelinta, hase yeeshee Paris ayaa riixeysa helitaanka dammaanad dheeri ah oo ka timaada Moscow.
Madaxweynaha Mareykanka ayaa dhankiisa ku adkeystay...</description>