Wararka Shidaalka - VOA
Wararka Shidaalka - VOA
        <language>so</language>
Galka Baarista: Maxaa laga beddelay heshiiskii shidaalka?
            <description>Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay heshiiska shidaalka ee dowladda Soomaaliya ay la gashay shirkadda Coastline Exploration ee dalka Mareykanka, kaasi oo dib loo saxiixay kadib muran hareeyey</description>
Wicitaanka Dhageystaha: Sidee ayuu ku yimid heshiiska shidaalka ee Soomaaliya iyo shirkadda Coastline?
            <description>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa toddobaadkii hore sheegtay inay oggolaatay heshiisyadii wadaagga wax-soosaarka shidaalka ee u dhexeeyey dowladda Soomaaliya iyo shirkadda Coastline Exploration, waxaana tallabadan ay kala qeybisay aragtida dadweynaha ee ku aaddan heshiiskan.</description>
Puntland oo mowqif kasoo saartay arrimaha shidaalka Soomaaliya 
            <description>Mamaul goboleedka Puntland ayaa ka digay wax uu ugu yeeray dhaq-dhaqaaqyada la xiriira shidaalka Soomaaliya “ee aan dastuurka waafaqsaneyn ee ay waddo” dowladda federaalka.</description>
Galka Baarista: Ma habboon tahay in Soomaaliya xilligan shidaal laga soo saaro? 
            <description>Ma habboon tahay in xilligan shidaal laga soo saaro Soomaaliya? Waa mowduuca toddobaadkan ee barnaamijka Galka Baariista, waxaana soo diyaariyay soona jeedinaya Harun Macruf.</description>
Wareysi: Afhayeenka Farmaajo oo beeniyey hadalkii wasiirka Batroolka
            <description>Afhayeenka, ahna Agaasimaha Warfaafinta ee Xafiiska Madaxweynaha Cabdirashiid Maxamed Hashi ayaa dafiray hadalkii wasiirka Batroolka Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed ee ahaa in madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo la ogaa heshiiska shidaalka.</description>
            <category>Wararka Shidaalka</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/9cb99341-3e6f-4606-bb46-c70519de095f_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Wasiir Cabdirashiid: Heshiiska shidaalka waxaa ila ogaa Farmaajo
            <description>Wasiirka Batroolka Soomaaliya Eng. Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa ka ka warramey heshiis la sheegey in ay Soomaaliya la gashey shirkad lagu magacaabo Coastline Exploration LTD taasi oo ay  shidaal uga soo saareyso 7 xirmood oo ka mid ah xeebaha Soomaaliya. </description>
Wareysi: Qareenka Soomaaliya oo sharxay cabirka dhul-badeedka ay heshay
            <description>Mid ka mid ah qareenadii u dooday Soomaaliya xilligii uu socday muranka badda ee u dhexeeyey Soomaaliya iyo Kenya ayaa markii ugu horraysay ka hadlay xukunka ay maxkamadda ICJ ee garsoorka caalamiga ah 12-kii bishan ka gaartay badda lagu muransanaa.</description>
            <category>Wararka Shidaalka</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/fb70329e-54f5-405b-886c-f0f237c9e10e_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Wareysi: Aqoonyahan Axmed Cali Maxamed oo sharxaya go’aankii Maxkamadda ICJ
            <description>Maxkamadda Caalmiga ah ee ICJ ayaa go'aan ka gaartay kiiskii dacwadda badda ee u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Kenya, ayada oo diiday doodda ugu weyn ee Kenya ee aheyd inuu jiro xad u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya oo la barbar ah xariiqa loolka.</description>
            <category>Wararka Shidaalka</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/ab348964-98c8-43d8-81c3-4bbb7027f084_cx0_cy5_cw0_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Soomaaliya oo aqbashay xukunka Maxkamadda ICJ ee kiiska badda
            <description>Soomaaliya ayaa aqbashay go’aanka Maxkmadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ) ay maanta ka gaartay kiiska badda Soomaaliya iyo Kenya, sida uu sheegay madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo.</description>
Maxkamadda ICJ oo Soomaaliya u xukuntay inta badan dhul badeedkii ay isku hayeen Kenya 
Wafdi ka socda Soomaaliya oo gaaray xarunta maxkamadda ICJ 
            <description>Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta gaaray magaalada Hague, oo ay ku taalla xarunta Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ).</description>
            <category>Wararka Shidaalka</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/a068b675-cd10-49fa-b1ab-7b0905496e68_cx0_cy19_cw0_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Goorta la xukmin doono dacwadda badda Soomaaliya iyo Kenya oo la shaaciyey 
            <description>Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay in go’aanka Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ee ku aadan dacwadda badda Soomaaliya iyo Kenya lasoo saari doono 12-ka October 2021.</description>
            <category>Wararka Shidaalka</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/dcb507de-63e1-44d5-9ca0-4b2d58b41c5a_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Injineer Maxamed Cumar Saalixi oo Muqdisho ku geeriyooday
            <description>Allah ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Injineer Maxamed Cumar Saalixi oo ka mid ahaa guddiga dacwada badda Soomaaliya iyo Kenya, sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya.</description>
            <category>Wararka Shidaalka</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/3595616e-c19a-43d6-942e-328e53cbc720_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>