Muuqaallo - VOA
Muuqaallo - VOA
        <language>so</language>
SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo 
            <description>Madaxda ururka SADC, oo ay leeyihiin dalalka Koonfur Afrika, ayaa maanta oo Khamiis ah ku dhawaaqay inay joojinayaan howl-gallada milateri ee ay ka wadaan Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ah ee Congo (DRC), iyagoo bilaabaya inay si tartiib tartiib ah ciidamadooda ugala baxaan halkaas.
            <category>Muuqaallo</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/8f2f04bc-72f2-4ea2-0e59-08dd5c8d307c_tv_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
            <description>Wasaaradda Difaaca ee Ruushka ayaa maanta oo Khamiis ah ku dhawaaqday in ciidamadeedu ay si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta Sudzha, oo ah magaalada ugu weyn gobolka Kursk ee Ukraine, kuna taalla xuduudda labada dal.
            <category>Muuqaallo</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/37d45ec0-bdae-4f97-0e58-08dd5c8d307c_tv_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka 
            <description>Dagaalka Ruushka iyo Ukraine ayaa ah mawduuca ugu weyn ee lagu gorfeeyo shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka G7, kaas oo maanta oo Khamiis ah ka furmay magaalada Quebec ee dalka Canada.
            <category>Muuqaallo</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/bff18369-a4db-46ac-0e57-08dd5c8d307c_tv_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Qalalaasaha doorashada dalka Romania
            <description>Doorashada madaxtinimo ee Romania ayaa wajahaysa qalalaase kadib markii la baabi’iyay natiijada wareeggii koowaad, taasoo lagu eedeeyay in Ruushku farageliyay hannaanka doorashada.
            <category>Muuqaallo</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/081ca7bf-045b-4ff9-0e56-08dd5c8d307c_tv_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya 
            <description>Lacagaha la isugu diro telefoonada ee Soomaaliya waxaa maamula shirkado gaar loo leeyahay, waxaana qaar ka mid ah ganacsatada Soomaalida ay walaac ka muujiyeen in aysan jirin hay’ad dhexe oo si rasmi ah u maamusha nidaamka lacagahaasi.
            <category>Muuqaallo</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/9e186f3b-5e2b-490b-07cc-08dd5c8b1668_tv_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
            <description>Garsoore heer federaal ah ayaa kordhiyay amarka lagu joojinayo masaafurinta Maxamuud Khalil, oo ah arday ka qalin-jabiyay jaamacadda Columbia, kuna nool Mareykanka si sharci ah. Maamulka Donald Trump ayaa isku dayaya in la tarxiilo. 
            <category>Muuqaallo</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/f718f97e-c058-4d8d-0e54-08dd5c8d307c_tv_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Xiisad dagaal oo ka taagan gobolka Tigray
            <description>Waxaa laga cabsi qabaa inuu dib uga qarxo dagaal gobolka Tigray, halkaas oo ay isku hayaan laba koox oo mar ahaa xulufo. Ciidamada uu hoggaamiyo Debretsion Gebremichael, hoggaamiyaha TPLF, ayaa la wareegay deegaanka Adigrat, iyagoo maanta qabsaday qeybo ka mid ah magaalada Mekelle.
            <category>Muuqaallo</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/57ee1e02-e281-40ec-07cb-08dd5c8b1668_tv_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Ciidanka Pakistan oo soo furtay 190 qof
            <description>Saraakiisha dalka Pakistan ayaa maanta sheegay in ciidamada ammaanka Pakistan ay soo badbaadiyeen 190 qof oo la haystayaal ah, kuwaas oo ay kooxo gooni u goosad ah ka afduubteen degaanka buuraleyda ah ee koonfur-galbeed.
            <category>Muuqaallo</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/3e434f37-024f-4a32-0d3d-08dd5c8d307c_tv_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Kaalmada Mareykanka ee Ukraine 
            <description>Mareykanka ayaa dib u bilaabay gargaarkii militari ee uu u fidin jiray Ukraine, isagoo u sii marinaya Poland. Tallaabadan ayaa dib ugu soo laabatay heerarkii hore kaddib wadahadallo diblomaasiyadeed oo ka dhacay Sacuudi Carabiya, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha Poland Arbacadan.
            <category>Muuqaallo</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/80d0a896-37d0-478a-06b2-08dd5c8b1668_tv_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
 Shaqaalo dhimista dowlada Mareykanka
            <description>Waaxda Waxbarashada ee Mareykanka ayaa Talaadadii ku dhawaaqday inay shaqada ka ceyrin doonto in ka badan 1,300 oo shaqaale ah, iyadoo kala bar dhimeysa shaqaalaheeda. Tallaabadan ayaa qeyb ka ah qorshaha ballaaran ee madaxweyne Trump uu ku doonayo in lagu dhimo dowladda federaalka.
            <category>Muuqaallo</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/6ef2ee44-1d45-4854-32e1-08dd5c897904_tv_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Wareysiga Maxamed Cigaal 
            <description>Washington, D.C., waxaa ka dhacay shirka NLC oo ay ka qeybgalayeen madaxda Congress-ka iyo maayarrada magaalooyinka Mareykanka. Dadka ka qeybgalay waxaa ka mid ah Maxamed Cigaal, oo ah duqa degmada SeaTac ee gobolka Washington. Maxamed Cigaal ayaa nagu soo booqday VOA.</description>
            <category>Muuqaallo</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/575c4c47-5645-4ea9-06b1-08dd5c8b1668_tv_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Midowga Yurub oo ka aargutay Mareykanka 
            <description>Midowga Yurub ayaa maanta ku dhawaaqay tallaabooyin ganacsi oo aargudasho ah, iyagoo soo rogay cashuuro cusub oo lagu kordhinayo badeecadaha warshadaha iyo wax-soo-saarka beeraleyda Mareykanka.
            <category>Muuqaallo</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/97a16f92-b930-4a00-32d7-08dd5c897904_tv_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Shariif oo dhaliilay dowladda federaalka
            <description>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa dowladda madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay inaysan diyaarsan qorshe ciidan oo looga hortagi karo weerarrada Al-Shabaab.
            <category>Muuqaallo</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/aa9f6624-6973-4b2a-06af-08dd5c8b1668_tv_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Weerarkii Hotel Qaahira oo la soo afjaray
            <description>Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee bartamaha Soomaaliya ayaa 16 saacadood kaddib ku guuleystay inay soo afjaraan weerar ay niman ka tirsan Al-Shabaab ku qabsadeen shalay hotel ku yaalla magaalada Beledweyne.</description>
            <category>Muuqaallo</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/1820a307-0ffc-40a0-32d6-08dd5c897904_tv_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Kooxaha mayalka adage ee Israel iyo Gaza
            <description>Kooxaha mayalka adag ee Israa’iil ayaa soo dhaweeyay qorshaha Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee ku saabsan mustaqbalka Gaza, kaas oo ku baaqaya in 2 milyan oo Falastiiniyiin ah laga raro Gaza.
            <category>Muuqaallo</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/e5b90582-3981-4228-31bd-08dd5c897904_tv_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Uganda oo ciidamo gaysay Koonfur Sudan
            <description>Taliyaha milateriga Uganda ayaa sheegay maanta oo Talaada ah in dalkiisu uu ciidamo gaar ah geeyay magaalada Juba ee caasimadda Koonfurta Suudaan si ay u "xaqiijiyaan" ammaanka iyadoo xiisadda ay u dhexeyso madaxweyne Salva Kiir iyo ku xigeenkiisa koowaad Riek Machar.
            <category>Muuqaallo</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/c7977c99-5ff7-488e-31bc-08dd5c897904_tv_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Ruto oo furay xarun cusub oo waxbarasho
            <description>Madaxweynaha Kenya William Ruto oo furay dhisme cusub oo ka tirsan Kulliyadda Farsamada iyo Xirfadaha Gacanta ee Kamukunji, ayaa ballan qaaday 50 milyan oo lacagta Kenya ah si loogu ballaariyo kulliyaddaas.
            <category>Muuqaallo</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/c049085f-0cb4-474e-31bb-08dd5c897904_tv_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
QM oo sheegtay in qoysas lagu dilay Syria
            <description>Xafiiska QM ee xuquuqda aadanaha ayaa maanta sheegay in qoysas dhan oo ay ku jiraan haween iyo carruur lagu dilay gobolka xeebta ee Suuriya, taasoo qayb ka ah dilalka is-daba-joogga ah oo ay ciidamadu ku hayaan fallaagada daacadda u ah Bashaar al-Assad.
            <category>Muuqaallo</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/83ef68b6-8fae-47db-31ba-08dd5c897904_tv_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Dowladda Syria iyo SDF oo heshiis gaaray
            <description>Dowladda Suuriya ayaa heshiis muhiim ah la saxiixatay kooxda hubeysan ee Kurdiyiinta Suuriya ee loo soo gaabiyo SDF. Dhinacyada ayaa sheegay inay ku heshiiyeen in SDF, oo maamusha gobolka Waqooyi-bari, ay ku biirto dowladda cusub.
            <category>Muuqaallo</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/6452cf7b-fd28-4ae2-31b9-08dd5c897904_tv_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>
Wada-hadallada Mareykanka iyo Ukraine 
            <description>Saraakiil sar-sare oo ka socda Ukraine iyo Mareykanka ayaa wadahadallo maanta uga billowdeen dalka Sacuudiga si ay u helaan waddo lagu soo afjarayo dagaalka Ruushka, iyadoo Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, Marco Rubio, uu la kulmay madaxda Ukraine iyo Sacuudiga.
            <category>Muuqaallo</category><enclosure url="https://gdb.voanews.com/a470b89d-52d4-4997-31b8-08dd5c897904_tv_w800_h450.jpg" length="0" type="image/jpeg"/>