Waraysiyada - VOA
Waraysiyada - VOA
        <language>so</language>
Olole lagu cirib-tirayo Gudniinka Fircooniga oo ka socda Somaliland
            <description>Dadaallo lagu cirib tirayo gudniinka fircooniga ah ayaa ka socda magalooyinka waa weyn ee Somaliland, iyadoo culima’udiinka, bahda caafimaadka iyo mas’uuliyiinta wasaaradda shaqo galintu ay iska kaashanayaan.</description>
Wareysi: Cali Daahir Ciid oo ka hadlay howl-gallada ka billaabanaya Galmudug 
            <description>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa weli ku sugan magaalada Dhuuusamareeb ee maamul goboleedka Galmudug, halkaasi oo la sheegayo inay ka billaabanayaan howlgallo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab.</description>
Wareysi: Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha Soomaaliya 
            <description>Muqdisho — Saacadihii lasoo dhaafay waxaa wararka Soomaaliya hareeyey muran ku saabsan gabar ku ordaysa magaca Jaamacadaha Soomaaliya oo ka qaybgashay tartanka Jaamacadaha dunida ee lagu magacaabo FISU oo sannadkan lagu qabtay magaalada Chengdu ee dalka Shiinaha.
Gabdhaas ayaa wareeggii hore ee is-reeb-reebka ka gashay meel aad u hoosaysa. Arrintan ayaa dhalisay in su’aalo la iska weydiiyeyo diyaar garowga tartankan ee jaamacadaha.
Haddaba Haaruun Macruuf ayaa khadka telefoonka kula...</description>
Wareysi: Ciidamada Soomaaliya oo helay hub culus iyo diyaarado
            <description>La-taliyaha Amniga Qaranka ee madaxeynaha Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada dawladda ay heleen hub culus oo ay u adeegsan doonaan hawlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.</description>
Wareysi: Maxamed Aadan Koofi oo dowladda ay ku eedeysay musuq-maasuq
            <description>Agaasimihii hore ee hay’adda socdaalka Maxamed Aadan Jimcaale Koofi ayaa ka mid ah mas'uuliyiin ay dowladda ku eedeysay musuq-maasuq iyo xatooyo dadweyne.</description>
Wareysi: Cali Jeyte "Shacabka ayaa madaxweyne ii doortay"
            <description>Gudoomiyaha gobolka Hiiraan, Ali Jeyte Osman oo dhawaan xilka laga qaadey ayaa shaley magaalada Beled-Weyne ka sheegey, in madaxweyne loogu doortey kulan ka dhacay magaalada. Cali Jeyte ayaa sheegey in ay dadka reer Hiiraan xilkaasi u doorteen.</description>
Wareysi: Muxuu danjire Fiqi kusoo arkay markii uu tegay Eritrea?
            <description>Fiqi waa mid ka mid ah mas’uuliyiinta Soomaalida ee faro-ku-tiriska ah ee booqatay ciidanka Soomaalida ee lagu tababarayey dalka Eritrea.</description>
 Wareysi: Gaas oo ka hadlay nooca ra'iisul wasaraaha cusub ee Soomaaliya
            <description>Maxaweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa laga filayaa inuu dhowaan soo magacaabo Ra’iisal Wasaarihiisa cusub si ay dowladdiisa u sii amba qaaddo dardar gellinta xafiisyada iyo nidaamka dowliga ah ee dalka.</description>
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Larry Andre (Qeybtii koowaad)
            <description>Safiirka dawladda Maraykanka ee Soomaaliya Larry Andre ayaa sheegay in madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu doonayo inuu waddanka ku hoggaamiyo qaab wadar-ogol ah.  </description>
Wareysi: Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble
            <description>Mid ka mid ah wareysiyada faro ku tiriska ah ee uu Rooble bixiyay ayaa waxaa Muqdisho kula yeelatay Falastiin Axmed Iimaan oo VOA-da ka tirsan.</description>
 Wareysi: Madaxa Shirkadda Coastline Exploration ee heshiiska la gashay Soomaaliya
            <description>Idaacadda VOA waxay waraysi khaas ah la yeelatay madaxa shirkadda Coastline Exploration Richard Anderson oo heshiis la galay Wasiirka Wasaaradda Batroolka Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed 15-kii bishii Febraayo ee 2022.
Heshiiskaas waxaa waxba kama jiraan ku tilmaamay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra’iisul Wasaaraha Maxamed Xuseen Rooble, iyo Wasaaradda Arrimaha Dibedda oo qoraal ay u qortay shirkadda ku sheegtay inuu yahay waxba kama jiraan.
Waraysiga aan...</description>
Sidee ayuu Omicron uga duwan yahay Noocyadii hore ee COVID-19?
            <description>Cudurka COVID-19 oo ka mid ah cudurrada sida dhaqsiyaha leh ku faafa ayaa waxa la arkayey noocyo badan oo isbedbedala iyo magacyo ay dadku ku wareereen. Nooca cusub ee Omicron loo bixiyay ayaa hadda si weyn dunida ugu faafay...</description>
Maxay Doonayaan Waalidiinta Ka Guura Dalalka Galbeedka? Q:3aad
            <description>Waxaan toddobaadkan marti ku ah Barnaamijka Qoyska Fartuun Abuukar Sankuus oo laba sano ka hor carruurteeda ka rartay Gobolka Kentucky ee dalka Mareykanka una guurtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, balse hadda dib ugu soo noqotay isla gobolkii ay 2 sano hor ka guurtay. </description>
Maxay Doonayaan Waalidiinta Soomaalida ee ka Guura Dalalka Galbeedka? Q.2aad.
            <description>Waalidiinta Soomaalida ah ee ku nool waddamada Yurub, America, iyo Australia, ayaa qaarkood carruurta ula guura dalalka Africa iyo kuwa islaamka, iyagoo rajo ka qaba in ilmahooda ay u helaan barbaarin ku saleysan hab waafaqsan diinta Islaamka iyo dhaqanka Soomaaliyeed.</description>
Maxay Doonayaan Waalidiinta ka Guura Galbeedka?
            <description>Waalidiinta Soomaalida ah ee ku nool qurbaha, gaar ahaan waddamada Yurub, America, iyo Australia, ayaa qaarkood carruurta ula guura dalalka Africa iyo kuwa islaamka, iyagoo rajo ka qaba in ilmahooda ay u helaan barbarin ku saleysan hab waafaqsan diinta Islaamka iyo dhaqanka Soomaalida.</description>
Walaaca Waalidiinta Maraykanka Ka Haysta Dib ugu noqoshada Iskuulada COVID-19 Dartiis.
            <description>Waxaa isa soo taraya walaaca waalidiin badan oo daggan dalka Maraykanka ay ka qabaan dib ugu noqoshada iskuulada ee sanad dugsiyeedka 2021-2022 kuwaasoo badankood furmaya toddobaadka soo aaddan (August 23, 2021).</description>
Xisbiga Kulmiye oo ka jawaabay eedeyn loo jeediyay
            <description>Afhayeenka xisbiga Kulmiye ee Somaliland Cabdinaasir Muxumad Xasan (Buuni) ayaa ka jawaabay eedeymo ay Aamina Cilmi Fariid oo u tartantay kursiga baarlamaanka Somaliland ee gobolka Awdal ugu jeedisay Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska xisbiga KULMIYE .</description>