Shaqaalaha muruq-maalka ah ee dekedda Muqdisho ayaa ka cawday sharci cusub oo DFKMG ahi ay mushaharkooda ku shubayso khasnadda DKM ah
Shaqaalaha muruq-maalka ah ee ka howlgala dekadda Muqdisho ayaa cabasho ka muujiyay qoraal dhawaan ka soobaxay maamulka dekadda kaas oo lagu sheegay in lacagaha muruq-maalka ay shaqeeyaan lagu shubu khasnadda dowladda KMG ah.
Shaqaalaha ayaa arrintaasi cabasho ka muujiyay.
Warka oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.