Maalintii Xorriyadda oo Muqdisho laga Xusay

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo madax kale ayaa xuskaas maalinta Xorriyadda kaga qeyb galay madaxtooyada Somalia ee magaalada Muqdisho.