Kulamadii Dib u Eegista Dastruuka Somalia Oo Soo Dhamaaday

Maryan Cariif

Guddi ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya oo labadii todobaad ee la soo dhaafey Nairobi joogey, kuna hawlanaa dib u sixista Dastuurka cutubyo ka tirsan ayaa hawshoodii xaley soo gabagabeeyey.

Xubnaha guddiga ayaa soo gudbiyey dhowr cutub oo ka mid ah dastruuka Soomaaliya, oo u baahan in lagu sameeyo dib u sixid.

Wariyaha VOA ee Nairobi, Yassin Isse Wardheere ayaa Guddoomiyaha guddihgaas Maryan Cariif Qaasim iyo ku xigeenkeeda xaley Nairobi kula kalmey, ka dibna wareysigan nooga soo direy.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Maryan Cariif Qaasim