Faaqidaadda: Doorka Turkey ee Somalia

Barnaamijkan wuxuu ka hadlayaa doorka Turkey iyo waddamada Islaamka ee xal u helida muskhlidda Soomaaliya.

Dalka Turkey ayaa maanta lagu soo afjaray shir caalami ah oo looga hadlayay arrimaha Soomaaliya.