Bandhigga VOA: Loolanka awoodeed ee dunida iyo faro-gelinta doorashooyinka

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay loolanka awoodeed ee dunida iyo saameynta faragelin ka dhalata ay ku yeelan karto doorashooyinka caalamka ka dhacaya sanadkan 2024-ka.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Loolanka awoodeed ee dunida iyo faro-gelinta doorashooyinka