Muqdisho —
Golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya oo u todobaadkan u furmay kalfadhigooda afaraad ayaa billlaabay inuu yeesho doodo siyaasadeed oo ay ugu horeyso dhameystirka iyo wax ka baddalka dastuurka KMG ah.
Arrintan ayaa durba dhalisay muran siyaasadeed ayada oo xildhibaanada qaar ay kasoo horjeesteen, islamarkaana ay sameysteen kudlad ay ku mideysan yihiin.
Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warkaan Muqdisho kasoo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Baarlamanka Soomaaliya oo isku dayaya wax ka beddelka dastuurka