Barnaamijka Ileyska VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay cabsida laga qabo in musuq-maasuqa uu saameeyo doorashada xildhibaanada labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.
Your browser doesn’t support HTML5
Ileyska VOA: Musuq-maasuqa iyo doorashada xildhibaanada Soomaaliya